Eeg hadda somalidu qabyaaladeedu , labo reer oo la is barbar dhiga karo ayaa had iyo jeer jira.
Habar Awal , Majeerteen bay la sima tahay.
Habar Awal oo qoriyo isu qaadata ,
la 'ma maqal
Habar Awal oo Isaaqi kale , kaba saartay waddanki siduu majeertenku dhulbahante iyo warsangeli ba isga tuuray majeertenia ,
la ma' maqal
Habar Awal , oo dhul ayna shaqo ku lahayn , dad aan
somali ba ahayn ugu soo kaxaystay walaalahood
la' ma' maqal
Markaa arrintu waxa weeye , magacyo cajiib ah ayaad sidatan ..MJ Pride..somali-
star..boqor hebel ... ceebtiina qarsada ayaan idin odhan laha anigu

Meelo aan ls iskuu soo galin baa jira , rag gar yaqaan ah , oo hab dowli ah ku shaqeeya , haddad soo barbar istaagtan daroodow , foolxumadu way idinka muuqanaysa .