Page 3 of 3
Re: Somaliland recognition
Posted: Sun Jun 29, 2008 4:25 pm
by ModerateMuslim
Re: Somaliland recognition
Posted: Sun Jun 29, 2008 4:38 pm
by SahanGalbeed
Eeg hadda somalidu qabyaaladeedu , labo reer oo la is barbar dhiga karo ayaa had iyo jeer jira.
Habar Awal , Majeerteen bay la sima tahay.
Habar Awal oo qoriyo isu qaadata ,
la 'ma maqal
Habar Awal oo Isaaqi kale , kaba saartay waddanki siduu majeertenku dhulbahante iyo warsangeli ba isga tuuray majeertenia ,
la ma' maqal
Habar Awal , oo dhul ayna shaqo ku lahayn , dad aan
somali ba ahayn ugu soo kaxaystay walaalahood
la' ma' maqal
Markaa arrintu waxa weeye , magacyo cajiib ah ayaad sidatan ..MJ Pride..somali-
star..boqor hebel ... ceebtiina qarsada ayaan idin odhan laha anigu

Meelo aan ls iskuu soo galin baa jira , rag gar yaqaan ah , oo hab dowli ah ku shaqeeya , haddad soo barbar istaagtan daroodow , foolxumadu way idinka muuqanaysa .
Re: Somaliland recognition
Posted: Sun Jun 29, 2008 4:45 pm
by 934
Yaa Allah!
Yaa Sheikh Aden raamaale!
Habar Awal iyo majeerten'ba hadaad isku same breath ku tiri wax danbe oo aan ka qora ma jiro!
Thats where i stop reading. After the majeerten.
Re: Somaliland recognition
Posted: Mon Jun 30, 2008 7:11 am
by gurey25
Somaliland shold be recognized as an independant state, becuase we are an indeoendant state.
Somalia has practically nothing to do with somaliland right now.
but
i believe we should do more for our brothers, whatever we can
Re: Somaliland recognition
Posted: Mon Jun 30, 2008 8:03 am
by canood
im from Laascanood and im dhulbahante and somaliland goverment doing good job in Laascanod