jowhar images!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: jowhar images!

Post by ultratribalism »

Image

This picture was taken in Jowhar, somalia. Nice sunset with some acrobats on the foreground.
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: jowhar images!

Post by ultratribalism »

Some kids playing in the husk of rice in Jowhar, Somalia
Image
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: jowhar images!

Post by ultratribalism »

Taken in Jowhar, this is an old warehouse, but not much left of it.
Image
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: jowhar images!

Post by ultratribalism »

dragonfly eating an insect, photographed in Jowhar, Somalia, It was enjoyig a nice meal. :lol: :lol: :lol: :lol:
Image
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: jowhar images!

Post by ultratribalism »

straight out of jowhar to mogadishu.
Image
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: jowhar images!

Post by Diyeeshaha_Tolka »

, waraa adiga jowhar waxaad ka taqaanid ma jirto ee ka seexo meesha ,,warshadi isnaay ayaad waxaad ku sheegtay ,warshadii baastada ,,jowhar hal warshad ayey leheed weligeed waana warshadii sokorta (sugar).
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: jowhar images!

Post by abgaalKING »

how many gaaljecel refugees live in jowhar. :?:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: jowhar images!

Post by Diyeeshaha_Tolka »

abgaalKING wrote:how many gaaljecel refugees live in jowhar. :?:

gaaljecel iyo abgaal yaa kusoo horeeyey jowhar ,,,doqonyahow abgaalka iska dhigaaya ,,

abgaal dagaalada ka hor jowhar waxba kama aheen ,xitaa waagii hore jowhar xaga barlamaanka waxaa uga soo qeyb gali jiray shiidle iyo gaaljecel.
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: jowhar images!

Post by abgaalKING »

gaaljecel waa iska nomad oo meelkasta ayaa laga helaa and that is their only problem,gaaljecel jowhar ama sh.dhexe sheeganayo ayaa iigu horeeya. :down:
kismaayo oo laga xoogay oo guys from galgaduud kaa xoogeen ka fikir. sh/dhexe waa xor free town waaye.
abgaal xamar buu hadda ku mashquulsan yahay ma garatay.
gaaljecel hal meel ha isu tageen oo civilized ha noqdeen beero sameesta kadibna meel la idinku ogyahay jooga looma baahna inaad meel waliba marti ku noqotaan. :down:
jowhar hadda waxey noqotay magaalo abgaal. :o
gaaljecel habaaraneey ayey dabada u dhaqaan dagaalkii afarta bilood rag gaaljecel ah ayaa lagu gabgabtay. :down:
waa aniga ayaan dhaqan iyo xero wadaagnaaye isoo raac. :somalia:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: jowhar images!

Post by Diyeeshaha_Tolka »

abgaalKING wrote:gaaljecel waa iska nomad oo meelkasta ayaa laga helaa and that is their only problem,gaaljecel jowhar ama sh.dhexe sheeganayo ayaa iigu horeeya. :down:
kismaayo oo laga xoogay oo guys from galgaduud kaa xoogeen ka fikir. sh/dhexe waa xor free town waaye.
abgaal xamar buu hadda ku mashquulsan yahay ma garatay.
gaaljecel hal meel ha isu tageen oo civilized ha noqdeen beero sameesta kadibna meel la idinku ogyahay jooga looma baahna inaad meel waliba marti ku noqotaan. :down:
jowhar hadda waxey noqotay magaalo abgaal. :o
gaaljecel habaaraneey ayey dabada u dhaqaan dagaalkii afarta bilood rag gaaljecel ah ayaa lagu gabgabtay. :down:
waa aniga ayaan dhaqan iyo xero wadaagnaaye isoo raac. :somalia:

sxb jowhar aniga ayaa ku dhashay kuna soo barbaaray soo marka adiga iima sharaxaysid jowhar iyo qofka iska leh,,

sidaydaba jowhar shiidle ayaa iska leh ,inta kalena waa iska koyta,..

degaan ahaan hadii la yiraahdo abgaal wuxuu xigaa dhinacaas iyo deexda ,wabiga wixii dhinaca bari ka xiga ayuu dagaa ,gaaljecelna wabiga dhiniciisa qoraxsin ayuu dagaa.

maamulka magaalada way isku qabsadeen abgal iyo galjecel 1992-1993 sedex jeer ayeyna isku dagaaleen ,gaaljecelna dagaalkii waa looga adkaaday kadibna hadan dagaalka kale ayaa dhacay oona u dhexeeyey abgaal iyo xawaadle kaasna waxaa ku adkaaday abgaal,,,soo sidaa ayu abgaal magaalada ku qabsadeen,,

abgaal in uu jowhar sheekto waqtigaas ayey bilaabatay,

sxb take my advice dhul aadan aqoon ha ugu sheekinin qof u dhashay dhulkaas
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: jowhar images!

Post by abgaalKING »

ok sxb colaad walaalkaa looma qaado abgaal iyo gaaljecelna waa walaalo haddii abgal laga adkaan lahaa xataa magaalada waan wada joogi laheen. 8)
laakin sh.dhexe iska dhaaf waa dhul (hawiye-habardidir) ka fikir meelahaa iyo jubbooyinka iyo sh.hoose. :arrow: :arrow:

laakin gaaljecel taariikh ayaa na dhexmartay waagii abaarta ee 1992 ayaan waxaan u qaxay reer abtiyaashey oo dagan meel la yiraahdo isgooska balcad oo u dhaxeeysa balcad iyo qalimoow waxaan dhacday tuulo fog ayey aheyd hayadaha cuntada qeybiyana ma soo gaari karin meeshaan.
abaartii darteed ayey beertii abti wax soo bixin weysay markaas anagoo yaaban ayaa waxaa la soo sheegay nin G-jecel ah oo 90 geel ah wato markuu abti wuxuu yiri(arey anigana waxaan cuno ayaan la ahay asaguna 90 halaad oo geel ah ayuu wataa miyaa) markaas ayey waxey ka soo dhaceen hal geel ah asagiina way qabteen waxyar ka dib waa la sii daayay .
hashii ayaan 4maalmood ku abaar baxnay,isbuuc kadib ayaa waxaa yimid ninkii geela lahaa oo 30 nin oo hubeysan wata.
wada xaajood kadib ayaa waxaa la go aansaday in lacagta hasha nuskeed la siiyo ninkii,wuuna ogolaaday... :?
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: jowhar images!

Post by ultratribalism »

VIVO GAALJECEL. :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Shabeelada Dhexe”