Page 3 of 6

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Tue Aug 05, 2008 4:33 pm
by neocon_2007
Naago Awal would piss their pants if they stepped near Erigavo/Badhan. :up:

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Tue Aug 05, 2008 5:46 pm
by Somalistan
they hacked afnugaal. dadku xasid sanaa.

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Tue Aug 05, 2008 5:49 pm
by The_Emperior5
waxan kugu qasbay inad buuraha uu dhexeeya lasqoray iyo bossaso dhexdagtiid :lol: :lol:

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Tue Aug 05, 2008 7:15 pm
by Somalistan
^Waar maanad ila hadlaysaa mise madax kaluunka iga koreeya. :lol:

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 4:27 am
by DhulbahanteGirl
my family are from bocame

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 4:43 am
by sheekh-Farax-zero
DhulbahanteGirl wrote:my family are from bocame

no your family are from Dhoqoshey

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 4:59 am
by salafi_student


Somalidiidka Neceb Midnimada + USC, SSDF, SNF , long list of those Qabyaalad groups who ruined Somalia :down:


Less unite all Muslims :up:

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 7:42 am
by The_Emperior5
let your futto unite first with your ass :mrgreen:

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 7:43 am
by The_Emperior5
Somalistan wrote:^Waar maanad ila hadlaysaa mise madax kaluunka iga koreeya. :lol:
kaluunka dee ayaan ku qasbay inu buuraha dhexdiisa deggo between lasqoray and bossaso :mrgreen: :mrgreen:

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 9:34 am
by SahanGalbeed
The_Emperior5 wrote:garaad maxammad garaad ismacil bala xiidhay
wuxu uu xidhanyahay dawlada somaliland ammarka na waxa biixiyee Sarkaalka ciidanka qarranka ugu sareyaa
Xuseein taani :somaliland:
Bee weeye taasi , waa ba la inoo sheegay ninka soo xidhay .Iyaga dhexdooda weeye arrintani , wax walba la iska ga ma hadlo waryee Emperiorow .

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 9:36 am
by The_Emperior5
Bee weeye taasi , waa ba la inoo sheegay ninka soo xidhay .
amarka waxa bixiiyee Xusein taani . waxana soo xidha ina caambaashe nimanku walli way xidhanyihin


http://www.jidbaale.com bay ku qorrantahay

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 9:39 am
by SahanGalbeed
War ciidanka qalabka sida u maba laha sharci u ku soo xidho wixii shicib ah , ma taliskii Afweyne baad meesha mooday , yaanan ku caayin e eyaar inaga fadhiso haddaba inadeer .

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 9:42 am
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:War ciidanka qalabka sida u maba laha sharci u ku soo xidho wixii shicib ah , ma taliskii Afweyne baad meesha mooday , yaanan ku caayin e eyaar inaga fadhiso haddaba inadeer .

ma hormoonkaagii ba dhankii aabtiyaasha ghaadhay maanta dee wa war jiira jidbaale ka soo akhrisoo dee
garaadada afka xun len na wala xiidhaya , way uu leeyihin imisa qof bay soo xiidheen markii Lascanood la qabtay last year maad walantahay , garaadadu wa kuwa qaska wadda wa kuwii bocame ku shiireyee somaliland ka so horjeeday wala xidhay inugumeedlayaasa

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 9:51 am
by SahanGalbeed
Inaar haddaad wax xidhi karayso , soo xidh waxaad doonto.
Ciidanka qalab ka sida ee SL u ma laha , marka xagga sharciga la eego , waddo ay ku soo xidhaan wixi shicib ah .
Cidaan POLICE-ka la yidha baa u xil saaran .

Re: Lots of garaaads arrested in lascanood

Posted: Wed Aug 06, 2008 9:52 am
by S-D-M
Isaaq waan layabaa......Waxeey iskugu soo habar wacdeen reer kamid ah Dhulbahante oo dhulbahnata qarkiis lajiraan Somaliland.......


War caga jugleeynta iyo bootada daaya..we all know u would be in lascaanod long time ago if u could. And this time is made it possible by division within dhulbahante which u guys didn't waste the opportunity


...Walee you guys wouldn't be able to survive in the south for a day.....