Page 3 of 5

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:12 am
by The_Emperior5
diyeeska toll adigu ma midgaan baad tahay if you arent dee adigu ka guurso walaasha na sii inantada sii

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:26 am
by Diyeeshaha_Tolka
The_Emperior5 wrote:diyeeska toll adigu ma midgaan baad tahay if you arent dee adigu ka guurso walaasha na sii inantada sii

aniga teyda ayaa ka hadlaa walaashay masuul kama ihi ,,insha-alah caruurtayda sida gabadhayda haday keensato wiil reerahaas walaahi in aan u diidi doonin...

aniga shuruud aan ku xiraayo qofka waa .. muslim, somali ,iyo ahlu diin ah oo wanaagsan,,qofkasedexdaas shurrud haduu yahay waa ok

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:30 am
by The_Emperior5
ilahoow hanaga dhigiin kuwa midgaanka la xidiida

war yaanay somalidu salaanta ka qaadiin hadaad waxa ku dhacdii

war hee dhe adigu qolo maa tahay what is your qabil

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:32 am
by Diyeeshaha_Tolka
The_Emperior5 wrote:ilahoow hanaga dhigiin kuwa midgaanka la xidiida

war yaanay somalidu salaanta ka qaadiin hadaad waxa ku dhacdii

war hee dhe adigu qolo maa tahay what is your qabil
aniga qabiilkayga waa DULMI-DIID

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:33 am
by MzBeautiful
Emperior is possible that one of your daughters in the distant future might end up with a Midgaan..what would you do than :lol:

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:36 am
by The_Emperior5
MzBeautiful wrote:Emperior is possible that one of your daughters in the distant future might end up with a Midgaan..what would you do than :lol:

war waxasii ma jirto ilahay ba ta ba qorrin
Siidan wadkayga uu hubo ayaan ta u hubba sxb

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:36 am
by The_Emperior5
Diyeeshaha_Tolka wrote:
The_Emperior5 wrote:ilahoow hanaga dhigiin kuwa midgaanka la xidiida

war yaanay somalidu salaanta ka qaadiin hadaad waxa ku dhacdii

war hee dhe adigu qolo maa tahay what is your qabil
aniga qabiilkayga waa DULMI-DIID


bantu :lol: :lol: :lol:

bantuga uun ba dulmi lugu haya maanta :up:

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:40 am
by Diyeeshaha_Tolka
i rather be bantu then qaldaan wareersan oo adiga oo kale ah...

aniga jowhar ayaan kaimid,, bantugana waan kusoo shexkoray so i see them as my family..

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:44 am
by kambuli
1.Alla maxaa mid uskag fowqal uskag ah oo qadhmuun, dad Somaaliyeed oo Ilaahay Sharaf iyo Xurmo korkooda dhigey, afkiisa ku taaga. :down:

2. Alla maxaa liitaa xun oo mashaqayste, duli ah oo dadka dawarsada oo aan laga qadayn karin, afkiisa huurada leh ku taaga dad Ilaahay sharaf iyo xurmo u dhameeyey oo xalaal quudato ah. :down:

3. Alla maxaa naanaab, segeger ah oo aan xataa ilmo uu dhalay korsan karin, iska dhiga Laandheere... :down:

4. Wallee iyo Bilee ninkii Janada laga waayo ayaa ah Midgaan.

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:44 am
by FAH1223
Somalis and their primitive culture.

Focking animals, wallahi.

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:06 pm
by Xamud.
Emperior
Ninka Akhiiro Jaanada laga wayo baa Midgaan ah. Do you think that you are better then Madibhanka? Maryan Mursal waa Madhibaan yaa ka gobonimo badan. War orad oo diinto so baro! aduunka waxa ugu daran kuwa sinjii iskugu faano. Akhiiro markad tagti ma qabilkago ba ku shafeco qadayo? wallahi jaahil jaahil dhaley ba tahay..qabyaaldu in ay kaftan ka tahay baan moodi jiray. Caku waxan Diin iyo Dhaqan Muslim arag. You make me sick! you and your opinions are both revolting.

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:08 pm
by snowflakes821
FAH1223 wrote:Somalis and their primitive culture.

Focking animals, wallahi.
Basically. Clans are way for primitive people to have superiority over others.

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:25 pm
by American-Suufi
Why did you escape Musim lands and come to the west? Fact, no Muslim country like Somalis like you.

Truth.

ask gurey and hyper.

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:33 pm
by abgaalKING
emperor ayaan ku raacsanahay midgaan waa iska midgaan laakin empeir si xun buu u fahmay,
durriyada uu sheegayo waxay ahaayeen midgaano iraq daga anaga baa wadankii ku soo dhaweynay oo dad ka dhignay sidii aan doonno baan ka yeelnay qaldaan baan xataa u bixinay.
midgaan iyo duriyada waa isku key mid durriyada kuye war diifle ahow hadaad rabto.

Re: Why Midgans are Outcast ?

Posted: Wed Aug 06, 2008 2:48 pm
by The_Emperior5
kambuli maxaad la baruuranayssa adna ma midgaan baad la xidiiday :lol:

the thing is midgaan isaga halka is dhigay isaga is badhilla isaga ooya yidhaha reer hebbel aya gabadh ii diiday inan guursado like wtf , if he had some dignity dadkiisa uun buu ka guursan laha , laakin isaga meel hoos isku dhiiga ., marka qof isku haysta inu nuss bina adan yahay maxaanu anagu ku samayna maxa dawadiisa tahay