This happened in our townHELWAA wrote:
The other guy is in mental hospital..naag buu somalia ku soo guursadey xita halkaas bu kula aqal galay...markey halkan timiy bay tidhi ..waryaa ima taaban kartid ee waraaqdayda isii..wuu diiday inu furo..wuxu ku yedhi oo soo tii ayno is jecleen markaan ku guursaday..maxaad hada igu nacday...waxay ku tidhi..inadeero ur little kibrit is just to little..waxba mesha kuma haysid yaa akhi ee iska kay fasax....saqajaamdo isaga kaliya umay sheegin ee rag familigooda ka socoda bay oo yeedhi ay ku tidhi ninkan iga fura imamba qancin karo....calaa kuli xaal ninki naxdintii dhakhtarka dadka waalwaalan buu jiifa hada......He could't handel the imbarrassment very well....ilaahyo ceenbteyda astur...Alla naagaha qaarkood axmaqsana.
This should be a lesson to every faarax who wanna import a xalimo..
is jiraa![]()


