cabdi123 wrote:warsan star muslimah
I never forget that name (warsan star), maalin waxa i dili rabay dhashiike warsan star ku qorna full of warsangelis.
diyeeshaha tolka
this baadicade friend from bulaburte was teling me last time that only one laf of gaal jecel is the brother of hawiye and the rest are pure gugundhabe/hawiye.
adoow
you are not abgaal nin yahaw, hora lagu weydiyay cidad ka tahay wa shegi weysay.
sxb dadka badankiis waxay u malayaan gaaljecel in yahay part of gugundhabe ,,laakiin sidaa ma ahan gugundhaba wuxuu ka kooban yahay ,,baadicade , jijeele, jidle.
gaaljecelna hooyada dhashay aya gugundhabe ah,marka reer abti ayey noo yihin...
waxaa isla dhashay gaaljecel saransoor, dagoodiye saransoor, masare saransoor ,ciise saransoor..,