Page 3 of 3

Re: Emperior you are a Midgaan, soo gal

Posted: Sat Oct 18, 2008 1:07 pm
by SahanGalbeed
Doqonimada wax lagu faano ma aha waryee , haddaanad sidii maalinti hore maantana aad qayilayn.
Haddad qayilayso na , dee wax kula mirqaansan baa hadal- ka lala doonta , midkiina berito xasuusan maayo , waxaad laaqanayseen e . :lol:

Re: Emperior you are a Midgaan, soo gal

Posted: Sat Oct 18, 2008 1:08 pm
by The_Emperior5
8 saacadood ka bacdii waan dhoofayaa shandadihi baa ii xidh xidhan , no time to chew :D