Page 3 of 3

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:12 am
by Babygirl-
Igaa taag maskaaxda lagu daliye.. :roll:

Do u guys know anywhere i can find Hestaa markaan 15 jiray?? mmm i falling for it :!:

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:13 am
by Goljano Lion
Babygirl- wrote:Igaa taag maskaaxda lagu daliye.. :roll:

Do u guys know anywhere i can find Hestaa markaan 15 jiray?? mmm i falling for it :!:
who sings?

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:15 am
by Munique05
BabyGurl here ur song..Samatar, da somali shakespear of luv:up: :up: :up:


http://www.somalilyrics.net/music/xasan ... a-jiray-15/

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:15 am
by Babygirl-
:roll: would i be asking if i knew??

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:16 am
by Munique05
http://www.somalilyrics.net/music/xasan ... -jiray-15/


Markaan Da'da jirey shan iyo toban
markaan damac guur lasoo kacey
dookheeyga markaan u sahantagey
nafteyda midaa u door bido
da'deed anigoon ka garaneeyn
hablaha ka deeydayo midaan idhi
dabeecadaheeda gaar iyo
bal aan dulaha tilmaamee
dhulkoo danbarsame ku hooroo
dunida maasheeyey waaguye
midabka biyo dahab sidoodii
ishaan, deymadaan ka boganoo
jeedalada waa u dawiyo nabade.

caashaqan mudo badan
mudo badan i daashadey
riyoda taan doonisteedee
hurdada daris kula ahaan jirey
dabeeyshiyo dhaxanta deeyreed
dugsiga tii iiga noqon leeyd
armey ii daraneeyn adiga tahayeey.

Dooda iyo kulankeenii barashadada
deexdiyo hadalkaagii macaanaa
dawooy samirkiyo dulqaadkii
imaankiyo daacadaadii
dubaakheey taan jecleeystee
naftayda mideey ku dagi layd
armeey daraneey adiga tahayeey

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:17 am
by Babygirl-
Munique how useful.. :love: :rose: :kiss: :rose:

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:19 am
by Goljano Lion
Babygirl- wrote:Munique how useful.. :love: :rose: :kiss: :rose:
how about this

kurbadoo jaceyl
awadaa kaarkii hayn waayee
kali haygu deyn
adaan haween kaala soo baxey
ii kaaley ii kaaley
aniga ii kaaley
kasha laabta iigu soo qaboo
aniga ii kaaley

kaftan maaha caashaqu
waa kurbo aan hadhine
kalidiyo wow halis
naftuu kaw ka siyaayee
ii kaaley ii kaaley
aniga ii kaaley
kasha laabta iigu soo qaboo
aniga ii kaaley



Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:20 am
by Munique05
:lol: :lol: Samatar is my long time luver :love: :love: :love:

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:24 am
by Goljano Lion
ii kaaley ii kaaley
aniga ii kaaley
kasha laabta iigu soo qaboo
aniga ii kaaley :lol: :lol: :lol: i love this song i could listen 10 times and more

Re: Babygirl

Posted: Sat Oct 25, 2008 2:24 am
by Babygirl-
Goljano nice romantic one.. :up:

Munique have u ever went up stage and kissed him on his concerts?? :?

i don't like him somalida wey ka danbeeysa!!