Page 3 of 3

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 9:56 am
by Somaliman50
:lol: thats rich coming from you

clan politics is a joke, that doesnt make me a qabyaaliiste, not like the skinnies in k/galkacyo anyway :lol:

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 9:57 am
by AbdiWahab252
Abakar,

I know qabilists because I am one and you Sir are a Qanyare with an Cimamaad :lol:

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:00 am
by Somaliman50
Image

mohamed qanyare; "say whaat!?"

:lol:

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:03 am
by AbdiWahab252
Abakar,

Every time I meet him, we always greet each other very well. We go back to our mutual neceb for the Afweyne regime.

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:10 am
by abdi ilyas
AW, kumbilo waa naag qabiiliste eh wallahi mj naagahooda aaba ugu taren. ee eboow iska ilaaliya.

abaker, sxb iska waran? waraa horto cida aan kuu sheegayay. waa iska dhal Aabaha waxuu ahaay sabdi waxeeyna diganeey isbartiiba moqdishu u dhaween keeda. hada reer kaas maa adiga wax ku eh :shock:

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:14 am
by AbdiWahab252
Abdiyow,

Wa hagag.

Re: Abdi Ilyaas

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:37 am
by Diyeeshaha_Tolka
war dadkii qaarkiis dabeecad xumaa,,isma dheheenin qof ayaa ka xanaaqaya wax lagu soo qoro internetka,,wax isyaqaano in real life wayba iska yartahay aduunka ayaana qofba dhinac kajoogaa wax laga xanaaqana meesha maba yaalaan...

waa iga talo,,, neceebka badan iyo cuqdad badan wadno xunuu ayaa laga qaadaa ee iska ilaaliya