I don't trust the dooroyinkaCaptain24 wrote:Twisted, you are paranoid, The sade's don't bite so relax![]()

Moderators: Moderators, Junior Moderators
I don't trust the dooroyinkaCaptain24 wrote:Twisted, you are paranoid, The sade's don't bite so relax![]()
Captain24 wrote:Cali Sambusa wrote:To: Ninka topicga furay,
Anigoo ah ugaaska guud ee beesha ujuuraan, aad iyo aad baan uga xumahay adigoo beel dhan suldaankooda sheeganaya, inaad qabyaalad iyo qudhun dadka isugu yeedhid meeshaad umadda dhexdhexaadin lahayd maslaxaddoodana ka shaqayn lahayd. Halkaa waxaa ka cad inaadan suldaan daacada ahayn, kuwii ku doortayna aanay beesha sade iyo umadda soomaaliyeed toona dan kala hayn sidaa daraadeed waxaanu kaa codsanaynaa inaad sida ugu dhakhsaha badan jagada isaga casishid, beesha sade na suldaan kale usoo doorato.
Wa billaahi tawfiiq, Ugaas Cali.
Sheegato ajuuraan ah. Ajuuraan have pure Southern accents and they don't say 'Qudhun' 'Yeedhid'
I was about to make a comment on this. Lol @ Ajuuraan with qudhun and yeedhdidCaptain24 wrote:Cali Sambusa wrote:To: Ninka topicga furay,
Anigoo ah ugaaska guud ee beesha ujuuraan, aad iyo aad baan uga xumahay adigoo beel dhan suldaankooda sheeganaya, inaad qabyaalad iyo qudhun dadka isugu yeedhid meeshaad umadda dhexdhexaadin lahayd maslaxaddoodana ka shaqayn lahayd. Halkaa waxaa ka cad inaadan suldaan daacada ahayn, kuwii ku doortayna aanay beesha sade iyo umadda soomaaliyeed toona dan kala hayn sidaa daraadeed waxaanu kaa codsanaynaa inaad sida ugu dhakhsaha badan jagada isaga casishid, beesha sade na suldaan kale usoo doorato.
Wa billaahi tawfiiq, Ugaas Cali.
Sheegato ajuuraan ah. Ajuuraan have pure Southern accents and they don't say 'Qudhun' 'Yeedhid'
Cawar wrote:Captain24 wrote:Cali Sambusa wrote:To: Ninka topicga furay,
Anigoo ah ugaaska guud ee beesha ujuuraan, aad iyo aad baan uga xumahay adigoo beel dhan suldaankooda sheeganaya, inaad qabyaalad iyo qudhun dadka isugu yeedhid meeshaad umadda dhexdhexaadin lahayd maslaxaddoodana ka shaqayn lahayd. Halkaa waxaa ka cad inaadan suldaan daacada ahayn, kuwii ku doortayna aanay beesha sade iyo umadda soomaaliyeed toona dan kala hayn sidaa daraadeed waxaanu kaa codsanaynaa inaad sida ugu dhakhsaha badan jagada isaga casishid, beesha sade na suldaan kale usoo doorato.
Wa billaahi tawfiiq, Ugaas Cali.
Sheegato ajuuraan ah. Ajuuraan have pure Southern accents and they don't say 'Qudhun' 'Yeedhid'
You are right. A very good friend of mine is Ajuran and he does not call himself suldaan or ugaas, but Malaaq.
BTW, he is in MN and I am sure you have heard of him
Waraa an loofarnimada iyo beezaaninimada waxa leygu doorti waaye saxiiboow, nin Somali ah oo xorana waa ahi sidaas darteed southern accent aa sheegtee xaayoow aan kugula hadlaa hadees iga tusto. Haddiin rabana qowdhan iyo maammaay inta iskugu kaa soo walaaqo, oo weliba kistoo waamo ahne korka sida sonkor camal uga soo shaandheeyo aan kugu foorarinaa adiga dhan sidii darmuus shaah ah camal. An maxaa iga kasee ad, aadaale aadaa.Captain24 wrote:Cali Sambusa wrote:To: Ninka topicga furay,
Anigoo ah ugaaska guud ee beesha ujuuraan, aad iyo aad baan uga xumahay adigoo beel dhan suldaankooda sheeganaya, inaad qabyaalad iyo qudhun dadka isugu yeedhid meeshaad umadda dhexdhexaadin lahayd maslaxaddoodana ka shaqayn lahayd. Halkaa waxaa ka cad inaadan suldaan daacada ahayn, kuwii ku doortayna aanay beesha sade iyo umadda soomaaliyeed toona dan kala hayn sidaa daraadeed waxaanu kaa codsanaynaa inaad sida ugu dhakhsaha badan jagada isaga casishid, beesha sade na suldaan kale usoo doorato.
Wa billaahi tawfiiq, Ugaas Cali.
Sheegato ajuuraan ah. Ajuuraan have pure Southern accents and they don't say 'Qudhun' 'Yeedhid'
Twisted_Logic wrote:You don't get it. The Sade brothers want to turn the Gedo sections into another Eritrea and lock us up there, hold us captivates and use as machine for the Sade interests. Am not going thereCaptain24 wrote:I don't mind going to Gedo section , but You have to freaking scroll all the way down and you'd waste good 45 seconds trying to find it. Ask the mods if they can move it to the top of the page
Starscream wrote:Markaan oo kale waan xanaaqaya, and the stupid mods and admin know exactly why aan uu caraysan ahay.
![]()
![]()
i invite all OG beauties, fukk dimes OG gurls are DOLLAR COINSMunique05 wrote:Dude how come u didnt invite of the ladies![]()
Xamud. wrote:Starscream wrote:Markaan oo kale waan xanaaqaya, and the stupid mods and admin know exactly why aan uu caraysan ahay.
![]()
![]()
Listka awoowgey maxad ugu dari weysan? Calancas_logic baa wad ku darten.