Ureysoo wrote:Voltage wrote:dee hadaan intii ku celiyo armaad video yaashaydu iyo masawiradaydu soo bartaa inkastaan wali aaminsanahay inaad tahay a Cali![]()
![]()
![]()
...Waxaasi Waan Ka Hadalnay Ninyahow, Ee Qodka Dib Ha Oo Qodin. Arooskan Ka Bacdi, I'll be Pro-Ilkoyar, Lol.....Igu Dara Inanta...
Guur wanaagsan iyo aqal dhisan
