gabeyki oo dhan oo Sayid Majeerteen o tariyay waa kan.
1. Majeerteen majnuun inuu yahaan, marag u haystaaye
2. Waa niman masakhan oon ahayn, midhaha Daaroode
3. Waa niman siddii Moolaadhabe, miciya dheerdheere
4. Waa niman maddada oo cir weyn, oo masiiba ahe
5. Waa niman lafaha mudhuxsadoon, muruqna reebayne
6. Waa niman haddad min u furtoo, malab durduursiiso
7. Ama aad maqaarreyda geel, xero u meegaarto
8. Waa niman inay mahad naqaan, laga malaynayne
9. Cir milshiyey dhulkoo malaf ka baxay, maalka oo dararay
10. Waa niman martidu eeyan tegin, madal ay joogaane
11. Waa niman madaal inay baxshaan, loogu muhanayne
12. Waa niman haddaad gabadh markab ah, maqaasiinka u geyso
13. Wuxuu fiidka horre mayracoo, marakabeeyaaba
14. Waa niman masaladood jabtoo, hooyadood mira e
15. Waa niman misciliisha ugu jira, sina u meerkeede
16. waa niman candhada laga maraa, milil ka dhiiqaaye
17. Waa niman maruubada la’oo, minidu dhaaftaaye
18. Waa niman siddiii mowle bahal, laga mareertaaye
19. Waa niman mareeg lagu dabraa, sida maliid awre
20. Waa niman madhuushoodu tahay, mooye qaab darane
21. Waa niman margigu siiban yahay, iyo mataanuhuye
22. Waa niman macaankii jannada, meel aan ku lahayne
23. Waa niman futadu maastahoo, duud maloogna ahe
24. Waa niman miskaha lagala dhacay, qaare madax weyne
25. Waa niman minjuhu ay yihiin, miiqan taag darane
26. Gabaygaa ha laguu maadsadee, mariya oo geeya
27. Markab nagaga sii qaada oo, meel walba u dhoofsha
28. Nimankii makhaayadaha fadhiyey, naga mihiibsiiya
Ouch! That was really harsh
RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
Wax cay isugu yeedha , marka la caayo na kula yaaba raggan baan ku arkay 

- Ayub21
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
- Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
Ina baxar, do you wanna me to post what the sayid siad about Idoors iyo qaad?Ina Baxar wrote:Wax cay isugu yeedha , marka la caayo na kula yaaba raggan baan ku arkay

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
Ayub21 , qolomaad tahay horta adigu , bal aan kula qosle 

- Ayub21
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
- Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
aniga waxaa ahay qoladaan. Sayid waxuu u yidhiIna Baxar wrote:Ayub21 , qolomaad tahay horta adigu , bal aan kula qosle
" Allaylehe dad lama caasiyee daris Abgaal baa leh! Alleylehe dad lama hasdee daris Abgaal baa laeh!”

"Abgaal mudane weeyaane
Waa niman halkaas aad marteen maro ka saarnayne
Waa niman midnimadooda jecel midhaha Soomaale
Waxba hays marmarin waa dad aan kula masoobayne

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
Haa..waan gartay ... eene gabadha la yidhah warsan star muslimah ee halkan soo gasha , miyaad isku dhowdihin ?
PS :eeg hadda waad ila hor maraysa nasaqnimada ..anigu na habkii aad ku badbaadi lahayd baa kula raadinaya
PS :eeg hadda waad ila hor maraysa nasaqnimada ..anigu na habkii aad ku badbaadi lahayd baa kula raadinaya

- Ayub21
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
- Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan
Ina Baxar, warsan star waa gaber somalia eh.Ina Baxar wrote:Haa..waan gartay ... eene gabadha la yidhah warsan star muslimah ee halkan soo gasha , miyaad isku dhowdihin ?
PS :eeg hadda waad ila hor maraysa nasaqnimada ..anigu na habkii aad ku badbaadi lahayd baa kula raadinaya
waxa kale aa sheegtay ma fahmin,

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: RE:The dark side of Sayyid Abdullah Hassan

" walle gabdhaasan kugu dhaafay e , gadhkaad ku roori mar dhow "

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 82 Replies
- 408 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 139 Replies
- 14254 Views
-
Last post by snoop12
-
- 14 Replies
- 2026 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 30 Replies
- 19963 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 13 Replies
- 1063 Views
-
Last post by ms.naliaa
-
- 3 Replies
- 712 Views
-
Last post by Abdi_westldn
-
- 7 Replies
- 1072 Views
-
Last post by Soomaliyad
-
- 0 Replies
- 471 Views
-
Last post by shidow1
-
- 19 Replies
- 1677 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 4 Replies
- 789 Views
-
Last post by *zabah