Re: Babygirl, where is she when you need her:)
Posted: Mon May 11, 2009 8:58 pm
Wise-man,
Xaasha
Qaad inaan ku mataleo kuuma quudho....
Balse soo dhacay waxaa loo isticmaalaa waxyaabo badan sida:
Wise-man Jacayl buu la soo dhacay..
"Hebel" nacayb buu lasoo dhacay.
Kambuli Hargab bay lasoo dhacday...etc etc
Ruwaayaddaas waan haystaa, kama daallo daawashadeeda hees aan aad u jeclahayna way ku jirtaa oo ay wada qaadayaan Beer Dilaacsha AUN iyo Saado...