Jamac_Yare wrote:Ina Baxar wrote:Walle , haa ....oo miyaanu ka qornaa marka ? maxaad isla adkaynaysa malintii lagu waydiyay?
Hawiye inaad tahay maxaad u qarsanaysay , abaaha jaanjaan-ka ka was !
Ama foolxumo ayuu ku la yahay magaacasi oo waad ka qajilaysa , ama been bay kaa tahay ?
Mallain dambe yaanan ka maqlin magacayga , aabaha iyo bakhtigaad cunto ba
dhiladii ku garciisay ku noqoo calacalki ba ka badtay mid walacaan baad uu hadal eekatay
gorma waax na weydisaay asaasaq yahow dafoorka baladaan![]()
ta ka so kow tamar aa waax igu weydisiid maba haysatid eeh orood hospital ka shaqaysid islamaha sariirta uu gogol garac yahow futada ka duufeya

War niyow haddaan hawiyaha ku sii daayo iminka ayay hutugu ii cadhoon doonaan e , iska nabad gal oo ha igu xoqan uun

PS: markaad siyaasi isku sheeg tahay sideyda oo kale , haddaad ummad oo dhan isku dirto ..dee waa dhibaato , nin aad hubin na bulsha weynta ood ku layso waa xaaran

Berito uun ba kaa dhex heli doona topig ONLF iyo cagdheerta ku saabsan , ifraax yarisey
