Page 3 of 4
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:16 pm
by Ka darag
in Somalia, illegitimate children get stigmatized and bullied

Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:18 pm
by Ina Baxar
War waxan jaanjaanka horta maxaa i soo hor istaajiya nimanyow?
War ma Somalia ayay raggu intey mid isku fuulan kolba habeen laga carari jiray naagta markey uur yeelato ?
Ma nin Somali oo ninkii dhalay aan garanayn baad aragtay adigu ?
Meel walba maddax adayg iyo dood ha la soo istaagina , jaanjaan foqaal jaanjaan miidhan weeye waxan meeshan jooga.
Ma wasmada ayaan halkan ku baranay baan idhi , mise garac la iska dhalay baan ka hadlaya ??
Damn !
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:19 pm
by Ka darag
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:20 pm
by Addoow
dont bring unwanted babies to this world and make his or her life terrible.avoid sex but if your hormones are raging simply use condom!!

Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:21 pm
by Voltage
Ina Baxar wrote:War waxan jaanjaanka horta maxaa i soo hor istaajiya nimanyow?
War ma Somalia ayay raggu intey mid isku fuulan kolba habeen laga carari jiray naagta markey uur yeelato ?
Ma nin Somali oo ninkii dhalay aan garanayn baad aragtay adigu ?
Meel walba maddax adayg iyo dood ha la soo istaagina , jaanjaan foqaal jaanjaan miidhan weeye waxan meeshan jooga.
Ma wasmada ayaan halkan ku baranay baan idhi , mise garac la iska dhalay baan ka hadlaya ??
Damn !
Your experience is the baadiye. I am talking about the urban centers.
Bastards, garac whatever you call, sexual infidelity, shaneemo, qamri, khaat, chuck noris, women in Western pants, men trying to wear the latest "Italian gear", Westernization, etc all of that existed in Somalia.
You just were not exposed because your experience was in the baadiye.
I have done my research, cease arguing with me.
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:24 pm
by Ina Baxar
War anigu badiiye markaan 18 jir noqday baa igu hooraysay ..sidaada ha ii moodin ..reer miyugu inkasto aanay wax laga faano ahayn , kuwa adiga ku dhalay weeye ..oo maanta raba inaad wax kale iskaaya dhigto !
Waan kaa da' weynaha , waan kaa aqli badanahay, waan kaa wayo aragsanahay ... ha ila jikaartamin , waad ku ceeboobi doonta e
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:27 pm
by Voltage
A leopard doesn't change his spots. You are a product of your environment and your close minded and denying attitude says it so.
Every single vice we have to come to in the West has existed in Somalia and if you have never seen garacs, we know hospital directors that saw them and birthed them on a daily basis.
I would say deal with your close minded and backward attitude but you can't teach an old dog new tricks so at least try to control yourself next time fadlan.
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:31 pm
by Hyperactive
it's sad stage we're at wallah.
as long dad naag ban la sehday, iyo girlfriend ban heysta or boyfriend ban heysta la hayo, walle indo humo wa la arki.
Allah eebteena iyo tan muslim ka ha astro. ameen
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:33 pm
by Ina Baxar
Wakaa , kiniin-ku marku ku go'o bay kugu soo nasaqaysa .
Why would I deny it if i were born in the miyi ?
Ma adiga oo kale baad ii moodaysa aniga ?
Maalina 50 cents saxiibadi oo mid kale oo dhagax fuulayo halkan ku xayeesiya , maalin sheikh hebel hebel inoo la yimaada ..
Wax waalan oo maskaxda wax ka qabaad tahay ...Ilaahey ha kula qabto!
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:39 pm
by xoogSADE14
Grant wrote:This has always mystified me. If there is no meher, what qabiil, if any, do the kids belong to? Are they qabiil lacaan?

Technically speaking, meher has no bearing on it so long as the child's father is known.
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:47 pm
by Ina Baxar
War nimanyow maxaan tolow ka yeela nimankan ?
Meeshan Voltage-kaas cunaha ku dhego ba , Xogsade ayaa soo istaagaya
Wax u sheegi maayo , dadka ka qaban maayo ..wu isa soo barbar taagaya uun
ya?

Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:55 pm
by Voltage
Ina Baxar wrote:War nimanyow maxaan tolow ka yeela nimankan ?
Meeshan Voltage-kaas cunaha ku dhego ba , Xogsade ayaa soo istaagaya
Wax u sheegi maayo , dadka ka qaban maayo ..wu isa soo barbar taagaya uun
ya?

Ilaahay caqli haku siiyo aamiin dheh.

Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:58 pm
by FAH1223
African American camal walle
Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 6:59 pm
by Ina Baxar
Markaad wax alle iyo waxaad tahay aanad kala garanayn , kaftanka iyo wixii dhab ah ma kala saaro qofkaasi .
Halkan adiga hadal ku ma banaana Voltage

, qof kale ayuu ku socda !
Haddu ka jawaabayo , haddu iska dhego tirayo , isaga ayay jirta ..adiga se lagu ma yeedhin

Re: Bastards
Posted: Fri Jun 05, 2009 7:01 pm
by Voltage
There is Swahili proverb. Argue with a fool and no one knows the difference.
