Page 3 of 5
Re: There's 75% chance my wife's pregnant
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:26 pm
by kambuli
Cool Poison,
If what you posted is the truth, a sincere advice for you is:
If at all you see a new behaviour in your wife, you should know it is as a result of the hormonal changes going on with her life. She can be either:
Very sensitive, unreasonable and nasty to the extent that she may throw up everytime she sees you or very opsessive to the extent that she would need to smell you all the time...That she does not want you to leave at all

Both these cases are outragous.

But be prepared don't divorce her
If you are lucky she will be one of the majority of women who don't have the above symptoms

I pray for you too..

Be there for her and Mashaa Allaah..
BTW,
Dheg ha u dhegin marooyeeley...
Ilaahay nimco uu ku siiyey ayaad nala share gareysey...Big deal...Wax dembi ah oo aad gashay ma jirto..."Xaaskiiba uur ii leh" goormey ceeb noqotey?
Ceeb waxaa ah, waxa ay meesha ka sheegaan 24/7

Dheg ha u dhigin walaal

Maashaa Allaah....again.
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:44 pm
by CoolPoisons
kambuli walle xikmad baad ku hadashay
and I hope it's not the first two lol
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:48 pm
by Voltage
Cool what do you get out of this? Aduunki baa kula yaaban. Nin iyo naag waxan maxuu yahay bu leeyihiin. Calan Mareexaan baa isku dhajisay oo anagiina waan kula ceebeysanahay. Maxaa sameenaa sxb? Qur'aan wanu akhrinay, psychologist waanu ku gayna, wax alle wax sidaad tahay kaa badalay waan waynay. Fadlan un calankaas Mareexaan ka tirtir

Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:49 pm
by Khalid Ali
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:50 pm
by Voltage
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:51 pm
by Sir-Luggoyo
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:51 pm
by CoolPoisons
Voltage, did U find the perfect opportunity to diss me when others dissed.
GUN GUN DHASHAY BAA TAHAY
when other people dissed U, ma anaa ku biray oo ku caayay?
war fock, dadkan oo camal baa Marehan sheeganaya
gunyaho
just wait
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:54 pm
by gemini07
Congratulations

Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:54 pm
by Voltage
Hadee ina adeer, anigu waan ku dilaya hadaan runta kaa qariyo. Anigu waan kuu naxayaa waayo ina adeerkey baa tahay. Waxaan haday Voltage wax ka sheegaan, voltage waa nin ka cilmi badan, waa niin beeshiisa siduu u matalo bilad sharaf ah istaahilo, waa nin faciis iska celin karo cadowgiisuna meel ku xiri karo ee sabab aad garab fadhiisatid adigu mahaysid. Lakin sheekadu haday gaarto Hyper iyo rag kaloo meesha sharaf ku leh inay kula yaabaan sxb anigu waxaan afka ka qarsan karo maaha cadownimaan ku tusay hadaan kaa amuso

Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:57 pm
by CoolPoisons
Voltage iska sug gunyaho. Dhaqanka gunta baa qaadatay, just wait.
Tsunami camal baa ku so socda.
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 2:58 pm
by kambuli
Coolpoison,
With all due respect aren't you "Xawaadle Boy"?
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 3:03 pm
by CoolPoisons
kambuli wrote:Coolpoison,
With all due respect aren't you "Xawaadle Boy"?
kambuli, I've been here since 1998 with LAFO LAFO iyo ragii oldskoolka ah.
Kuwaan cusub oo markasta igu caayay, Hutu baa tahay waa iska show.
nin Marehan oo Rer Siyad Husein baan ahay, Rer Abtigeyna waa Royal Rer Ugas Shermake
Rerkeygana ila familayga waa la yaqaana
Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 3:06 pm
by Voltage
CoolPoisons wrote:Voltage iska sug gunyaho. Dhaqanka gunta baa qaadatay, just wait.
Tsunami camal baa ku so socda.
Maxaan sugaa sxb, tolku taluu wadaaga hadaad talo iga diiday maxaan kaa sugaa

Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 3:06 pm
by Voltage
Faataxaan kugu darnay Shiekh Xaaji Diiniyoow

Re: im expecting a baby
Posted: Tue Jun 30, 2009 3:09 pm
by CoolPoisons
Voltage is jeeljeelka jooga.
Inaan gob ahay, Advo baa aqaan ama Nabela. Pm baan u diray oo waxaan u sheegay sida tolnimo waxa maskaxda iyo qalbi ku hayay.
Adiga inaad gun gun dhashay tahay waxaad muujisay markey cadow ii cayeen baad la safatay oo opportunity u aragtay.
Marehanka Halasha inaad ka mid ahayn baa maanta ogaaday
Cuqad baa ku haysa, cuqdadna u dhimo