Page 3 of 5

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Mon Aug 17, 2009 4:58 pm
by Xamari_76
Voltage wrote:This is why I am ashamed to be from Somalia where someone who qualifies to be a janitor can demote the most qualified person in that kangaroo government.
is this the only reason your ashamed.. :lol:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Mon Aug 17, 2009 5:01 pm
by Cali_Gaab
Lol, serves him right.

Good decision by the TFG. :up:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Mon Aug 17, 2009 5:14 pm
by Young Royal
[quote="Voltage"]This is why I am ashamed to be from Somalia where someone who qualifies to be a janitor can demote the most qualified person in that kangaroo government.[/quote]

Had Maslax been in his shoes we both know nothing but praise would have crossed you lips, anyhow the man wouldn't have been demoted had he not done something that warranted him of the outcome. The TFG I'm sure has its reasons they just haven't been made public yet so grow up and quit with name calling.

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Mon Aug 17, 2009 9:13 pm
by Dhaga Bacayl
AbdiWahab252 wrote:He is the Minister of Minerals :up:
:lol: :lol: :lol:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 2:12 am
by abdikarim86
Dhaga Bacayl wrote:
AbdiWahab252 wrote:He is the Minister of Minerals :up:
:lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:

seriously though what an idiot :lol:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 3:53 am
by Serena
Captain24 wrote:
Voltage wrote:Omar is the only peice of condom being used because he is under and takes orders from the same man who is himself an illiterate puppet being used by few cronies from the Somali Concern Group.
How can you prove that Omar takes orders from Sh.Shariif? This is Omar's government and there is no way he's going to take orders from someone who's intellectually inferior to him. You are just mad that Maslax didn't get the seat instead. I am sure if Maslax has gotten the seat, you would be singing different tunes now :lol:
What do you expect, it's Voltage. :lol:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 4:31 am
by surrender
khalid who's Maxammad abdilahi omaar?

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 4:55 am
by Khalid Ali
^^He was the foreign minister of the TFG he is the brother of raage omaar and raqiya omaar.

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 4:58 am
by surrender
so why is the prison in mandheere waiting for him? did he commit a crime?

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 5:01 am
by Khalid Ali
surrender wrote:so why is the prison in mandheere waiting for him? did he commit a crime?

if he comes back to somaliland yes if he stayes away we dont give a shit.

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 11:04 am
by SahanGalbeed
Horta nin jaamacducale la yidha , oo cid aan Emperior ahayn la soo xidhidhiin ba warkan soo tabiyay. :lol:
Iska hubsada !!
Midda kale waxa weeye , Jengali qudhadiisu waa nin reer Somaliland ah .
Markaa.. haddi ay arrintani ay war xaqiiqa ah noqoto , oo jagadii inadeerkey hayay abitgey loogu badalo ... dee TFG-daas waxaynu iskaga hor nimaad ba iska yar :lol:

:som:

Bullshit weeye warkani !

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 11:07 am
by Khalid Ali
SahanGalbeed wrote:Horta nin jaamacducale la yidha , oo cid aan Emperior ahayn la soo xidhidhiin ba warkan soo tabiyay. :lol:
Iska hubsada !!
Midda kale waxa weeye , Jengali qudhadiisu waa nin reer Somaliland ah .
Markaa.. haddi ay arrintani ay war xaqiiqa ah noqoto , oo jagadii inadeerkey hayay abitgey loogu badalo ... dee TFG-daas waxaynu iskaga hor nimaad ba iska yar :lol:

:som:

Bullshit weeye warkani !

sxb tfgu ma taqano abtiga sahan galbeed iyo inadeerka Emperior tfgu waxay taqana 4.5 clan system formula :lol: Somaliland iyo somalia wax lugu ma qaybsan eeh qabil ba lugu qeybsaday :lol: cali axmed jamac jangali oo jeberti ah iyo Maxammad abdilahi omar oo isxaaq ah jaggadii kala shaandhayn ba lugu sameeye. la soco :mrgreen:

www.garoweonline.com ka akhriso cumar buur uu xilki ka xajuubiyee wasiirka arimaha diibada :mrgreen:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 11:09 am
by SahanGalbeed
Eega hadda , Somalia qabiil ma'laha , ninka ka maddaxweyne ah na , abihii ka ma' dhaxlin waddanka.
Ummadda halkan isagu timaada iyo kuwa aan halkan soo gelin , iyo kuwa waddanka jooga ba , intu ba waa wada Somali !
Runtii ina Omaar iyo la'aanti ba , hore baynu u socona , Ilaah idinkii na wax ina hor istaagaya ma jiran .
Allahu Akbar , waxa khal-khal iyo tuhun-ka ina dhex wada na , Ilaah ha inaga qabto ..amiin !

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 11:16 am
by Khalid Ali
SahanGalbeed wrote:Eega hadda , Somalia qabiil ma'laha , ninka ka maddaxweyne ah na , abihii ka ma' dhaxlin waddanka.
Ummadda halkan isagu timaada iyo kuwa aan halkan soo gelin , iyo kuwa waddanka jooga ba , intu ba waa wada Somali !
Runtii ina Omaar iyo la'aanti ba , hore baynu u socona , Ilaah idinkii na wax ina hor istaagaya ma jiran .
Allahu Akbar , waxa khal-khal iyo tuhun-ka ina dhex wada na , Ilaah ha inaga qabto ..amiin !

naftadaad been uu sheegtay :lol: somalinimo TFG lugu ma qaybsan laakin isir iyo hayb ba lugu qeybsaday :mrgreen:
aniga ina omaar waxba iga ba ma gallin wa nin riddoobay oo jidkii siratul mustaqinka ka baydhay koonfurianskii ba nijaasayeye wax ha ka gurro :lol:
wata wasiirka macdanta laga dhigay :lol: :lol: :lol:

Re: Maxammad abdilahi omaar fired

Posted: Tue Aug 18, 2009 11:19 am
by SahanGalbeed
Meeshan LABO dhinac ayuun bey u jabaysa arrintani .
1/ Ama nimankan wasiir iyo maddaxweyne isku sheega baa Emperior iyo Mj Bride la aqli ah .
2/ Ama been abuur-ki lagu sheegi jiray baa Garowe online ku caddaatay .

Maxaynu ka yeeli karna arrintaas ?

1/ Haddey bila aqli yihin , dee halkan inoogu yeedha , oo waxbay u kala sheegayna , Emperior iyo Mj bride ba ANIGA wax rag u dhow ka dhigay :lol: {inkasto ay kolba wax ka yara tiixtiixan , xagga saliida }
2/ Haddi kale na , de Garowe online wakhtiga ha inaga ga luminina :lol: