Skippa wrote:Nobleman, Waa maxay meeshu ma buul baad ku nooshahay misa waa doll house gidaaradeedu contreplaqué tahay. saaxib iskaga guur ayaan ku odhan lahaa hadaad karayso...Nothing good ever came from living next door to a sodomite. anigu waagaan jaamacada dhiganayey ayaanu mid cilaawi ah jaar ahayn, intaanay dhaxantu soo galin, maalin weekend ah anoo guriga hortiisa ku laydhsanaya oo macawiis xidhan ayuu afka ila soo galay, hebel baan ahay, xaganaan daganahay, ku soo dhawoow xaafada...ileyn nasakhu macawastanuu mooday googarad ama skirt...ana miskiin yaroo 18 jir ah ayaan ahaayo sidii qof hagaagsan ayaan ula hadlay, ileen hadaan indhaha u cadeeyo mar danbe igumuu soo noqdeene. cisho walba markaan buska sugayo een schoolka usii socdo ayuu daaqada iga soo khaawisi jiray...maalin anoo wakhti danbe soo hoydey oo iska gaajonaya ayey islaanti yareydee gaaleed een guriga ka kiraystey tidhi qofbaa hadyad kuu soo diray, waaba warqaad dheer, flowers iyo buskutka nooca daanishka ee qasacadaha ku jiraa...waa inkaari ku dhacdaygii cilaawiga ahaa oo damacsan inuu wax iga dayo...naxdiin iyo cadho iyo gaajaadii ayaan buskutkii is idhi kula dul dhac, markaasan hadana ka yara shikiyay, tolow buskutkaan inuu wax kuugu so laaqayna maxaad ka ogtahay, hadana waan iska bismilaystay. Isla aroorti danbe ayaan islaantii noticekeegi siiyeey iney bisha soo socoti lastkeygii noqonoyso, deetana waan ka guuray meeshi baasayd....A True story!





Loooooooooooool