Xamud. wrote:Fighting in the city is not gonna benefit no one, that`s why they are trying to avoid that.
sxb dadkani shacab iyo magaalo mid ay u naxyayaan ma jirto ee tooda ayey u wada cabsanayaan,,ninba ninka kale ayuu ka cabsanyaa,,alshabaab haday ogyihiin inay ka awood badanyihiin mar hore ayey weerar ku qaadi lahaayeen ahmed madoobe,,