This thing called Patriot, happens to buzz everywhere like some kind of insect. Dude you're irrelevant calaacal elsewhere.
BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
Ilaahey ha u naxristo Daud Dirir ameen.
This thing called Patriot, happens to buzz everywhere like some kind of insect. Dude you're irrelevant calaacal elsewhere.
This thing called Patriot, happens to buzz everywhere like some kind of insect. Dude you're irrelevant calaacal elsewhere.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
Maba fiyoobo
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
Allah ha u naxriisto waxii Muslim ah
p.s. who is he?
p.s. who is he?
- Dionysus
- SomaliNetizen

- Posts: 776
- Joined: Fri Mar 20, 2009 4:13 am
- Location: I am incredibly hospitable -- when I am not shooting at you.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
first mahad dirir and now daud......that shit aint cool. being a successful businessman in somalia is dangerous.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
I used to think this dude called ( patriot )was normal but past few days he been acting childish and foolish.

pS: AUN DAUUD DIRIR SAMIR IYO IMAAN ALLAH KA SIIYO EHELADIIS IYO KUWA UU KA TAGAY. aaaamiiiiin
pS: AUN DAUUD DIRIR SAMIR IYO IMAAN ALLAH KA SIIYO EHELADIIS IYO KUWA UU KA TAGAY. aaaamiiiiin
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
Maalmo ka hor inta uusan geeriyoon allaha u naxariistee marxuum Daa'uud Dirir Cad-cad waxaa wargayska ku hadla afka maamul goboleedka Puntland ee loo yaqaan Puntlandpost ku soo baxay warbixin dheer oo ay ka qoreen siyaasiga geeriyooday ee Dr Daa'uud Dirir iyo Col Cabaas oo iminka ku sugan gudahaha Kisaamyo. Warbixintaas waxaa ku qornaa " Daa'uud Dirir iyo Cabaas hadday Kismaayo si nabad ah ku sii joogaan, waxa ay Al-shabaab dadka u sheegayaan oo xaqqa ah waa xaqdarro".
Warbixintaas oo ahayd mid aad u dheerayd laakiin nuxurkeedu uu ahaa in ay al-shabaab ka taqalusaan Madaxdaas aan kor ku soo sheegnay, haddii kale aysan daacad ahayn. Hadaba maxay jariidadaas ku hadasha afka Puntland ee Puntlandpost uga dan lahayd, maxayse ka ogyihiin maamul goboleedka Puntland arintaan naxdinta abuurtay inbadanna wal-wal iyo geedkeen qabsadaa ku abuurtay?
Hadaba akhristow dhacdooyink iskma dhacaan ee waa la qorsheeyaa, ka dibna ay suurta gal noqota inay qabsoonto.
Waxaa biyo kama dhibcaan ah in maamulka Puntland uu wax ka ogyahay dilkii shalay ka dhacay gudaha Kismaayo.
Wariyayaasha u shaqeeya Puntlandpost waa in wax laga waydiiyo waxyaabaha keenay in arintu ay u dhacdo sidii ay iyagu saadaaliyeen, ee ahayd dilka marxuum Daa'uud Dirir. Waa in su'aalo la waydiiyaa hadday u bisilyihiin saxaafadda, si ay u caddaato in maamulkoodu wax ka ogyahay iyo in kale.
Waxaan iminka sugnaa waa dhacdo kale oo taa la mid ah sidii caadada ahaan jirtayba, si in badan oo iminka ka barooranaya dilkaas waalidkood, saaxiibkood iyo walaalkood ay u samraan. Hadaba falaartii cirka loo ganay waayadaa soo faroorteer nin walowba filo.
Khayrka allaha na waafajiyo, intii dhimatayna allaha u naxariisto, inta madaxoodu soo qalalayana toobadda allaha waafajiyo.

Mahad was killed as well miyaaDionysus wrote:first mahad dirir and now daud......that shit aint cool. being a successful businessman in somalia is dangerous.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
his body should be taken to Cabudwaaq and be burried along with the Kings of Sade
my dad knew him since he was a kid, i just found out he was a close family friend.
AUN, may allah grant him jannah.
i cant believe this is what it takes for some people to realise that they cant trust these insane groups.
my dad knew him since he was a kid, i just found out he was a close family friend.
AUN, may allah grant him jannah.
i cant believe this is what it takes for some people to realise that they cant trust these insane groups.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
i think alshabaab pull ilkoyar balls out of them sometime ago. how came yo website are not condeming alshabaab for killin dirir and boy who happen to with him. alshabaab controlls the city, the guys who killed him was drivin qooqan. the administration did not say a word like who ever got killed did not worth a shit, let alone investigatin it. they gave him 24 hours to leave the city and right after the expiration of the 24 hours he was killed. wat other evidence did ilko yar need to at least blame alshabaab for the drive by shoutin. some
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
^^^^^ Is this your way of asking the M-R shababs to depart from that group as they are the ones chased you from the city? 
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
wat mareheen alshabaab. we are not talkin about gedo alshabaab saxiib. they are even more gaaljecel alshabaab let alone Og in kista then mareehan. they were fifty ilkoyar moryaan that were given fifty box to fight only and to disarmed letter on. this kinda of bullshit is wat get darir in kista believen mareehan ilkoyar can save yo. alshabaab brought armies from shabeelada hoose and bay totaling 1000. if yo langaab asses have that number of ilkoyar yo adeer huraale would not be in doolow. alshabaab. alshabaab has already diarmed yo like women years a go. let mens fightzingii wrote:^^^^^ Is this your way of asking the M-R shababs to depart from that group as they are the ones chased you from the city?
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
All am suggesting my caanoboore friend is that yo need to stop dreaming about kista thats all, nothing more nothing less.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
Yah right we will stop dreaming about Boli qoraane and focus on dhusamareb thanks brozingii wrote:All am suggesting my caanoboore friend is that yo need to stop dreaming about kista thats all, nothing more nothing less.
- Xaaji_Waraabe-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1127
- Joined: Thu Sep 06, 2007 9:53 pm
- Location: PIMPIN Idoors in FUCK STREET, Hargeisa, SL
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
this can't be serious.... Wallahi this is a fake story
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BREAKING NEWS DAUD DIRIR KILLED
No he wasn't. He died in the Hajj couple years ago.Xamud. wrote:Mahad was killed as well miyaaDionysus wrote:first mahad dirir and now daud......that shit aint cool. being a successful businessman in somalia is dangerous.
SIYAASI SOOMAALIYEED EE KU GEERIYOODAY XAJKA
Nin Soomaaliyeed oo siyaasi iyo ganacseba ahaa ayaa ku geeriyooday Xajka isagoo gudanaya waajibaadka xajka ee sanadkan.
Xaaji Mahad Dirir Guuleed oo ah nin si weyn looga yaqaano Soomaaliya ayaa ka mid noqday xujeydii boqolaalka ahayd ee ku geeriyootay xajka ka dib markii uu is majiir ka dhacay buundo ah u dhaw meeshii lagu tuurayey dhagaxaanta.
Allaha u naxariistee Xaaji Mahad Dirir Guuleed ayaa wuxuu waayahan dambe ku jiray siyaasadda, wuxuuna xog haya arrimaha dibada ka ahaa golaha badbaadada Soomaaliyeed iyadoo uu xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadii Maxamed Siyaad Barre ee dhacday 1991.
Mahad Dirir Guuleed ayaa sidoo kale ahaa nin ganacsade ah, waxayna sheegeen xubno ka mid ah qaraabadiisa in xaajigu uu geeriyooday isla markaana lagu soo wargaliyey geeridiisa.
Xujeyda sanadkan gudashada waajibaadka Xajka u tagtay Sacuudiga ayaa waxaa ka geeriyooday in ka badan 300 oo qofood sida ay sheegtay dowladda Sacuudiga, waxaana sidoo kale inta aysan bilaaban waajibaadka xajka geeriyooday 76 qofood oo uu la dumay hotel u dhaw Masjidka Xaramka ee Maka.
http://www.hobyo-one.com/index.php?name ... e&sid=1022
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 2431 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 3 Replies
- 458 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 20 Replies
- 2000 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 750 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 72 Replies
- 3201 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 739 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 38 Replies
- 3348 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 646 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 12 Replies
- 1183 Views
-
Last post by new-york23
-
- 3 Replies
- 794 Views
-
Last post by COSTA