Page 3 of 8

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:37 pm
by MrPrestige
kambuli wrote:Ducaysane,


Anigu I can't insult Aden Cadde or Adeer Cabdirahmaan Tuur...But I can you you are hal cuqdadlow ah oo loo class ah....

Cuqdadbaa ku dilootey,
Caqli waxan lahayn iyo
Ciil kama koraad tahay,

Koley haddaad aragto qof 24/7 qabiil kale iyo dadkooda caayayaa farbaa ku mudan....Waxoogaa xaqiirnimo ah ayaa jirta...Inan gumeyd fowqal inan gumeyd :x

Aabbe Siyaad la'aantiis waa taa maanta ku gaadhsiisey inay Xabashiyi Hargeysa kugu xukunto oo kaaga badan tahay..You can ask anyone what the Suldaan of Habaryonis said recently:

"Intaanu Somali ka carareyney ayey Xabashiyi dalkii naga qaadday" Go ask anyone...



aniga i am not interested in aan caayo qabil iyo waxas - i only pointed out the truth about MSB - since when did pointing out the truth became attacking a qabil?

listen i know MSB did good things for somalia laakiinse the bad side at the end outweighed the goods he did for somalia all went to waste.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:37 pm
by gemini07
Guulwade Siyaad
Aabihii Garashadii

:som: :clap:

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:40 pm
by Kinetic
Ducaysane209 wrote:
aniga i am not interested in aan caayo qabil iyo waxas - i only pointed out the truth about MSB - since when did pointing out the truth became attacking a qabil?

listen i know MSB did good things for somalia laakiinse the bad side at the end outweighed the goods he did for somalia all went to waste.


Amaanta Siyaad Barre iyo Magac Hayntiisa Qabiilay ka tahay saaxib, To these people, Soomalida kale uma xisaabsana, Hadday kugu eedaayaan qabali inaa tahay, iYagaa kaaga dheereeya.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:41 pm
by senoritaa
The_Emperior5 wrote:
senoritaa wrote:I don't blame some people for pining for msb, when you consider what happened to them since it's only natural :up:

Just look what happened after they were no longer protected by the state apparatus

They lost Las Canood and vast swathes of their territory comes under Somaliland rule

They are ruled in Kismayo by isaaq lunatics

looooool makes sense :lol: :lol: :lol:


When the present is unbearable, you have live in the past

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:42 pm
by MrPrestige
Kinetic wrote:
Ducaysane209 wrote:
aniga i am not interested in aan caayo qabil iyo waxas - i only pointed out the truth about MSB - since when did pointing out the truth became attacking a qabil?

listen i know MSB did good things for somalia laakiinse the bad side at the end outweighed the goods he did for somalia all went to waste.


Amaanta Siyaad Barre iyo Magac Hayntiisa Qabiilay kaa tahay saaxib, To these people, Soomalida kale uma xisaabsana, Hadday kugu eedaayaan qabali inaa tahay, iYagaa kaaga dheereeya.


sxb aniga walahi qabiliste ma ihi - laakiinse waxan daadkan ku nacay they never point out their leaders badside they aint neutral.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:43 pm
by Babygirl-
This Senorita Person acts like she doesn't talk about Qabiil but here she is turning a Qaran discussion into Qabiil like always..

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:45 pm
by gemini07
Duceeysane

You wouldn't spit on the grave of Aidid and USC thugs ,who are responsible for the state Somalia is in today.
In fact you've praised him several times on this forum ,the only thing that's driving you is Qabyaalad lafaha kaaga jira.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:46 pm
by MrPrestige
Miida Labad Kinetic - MSB asago ceeboobey oo daadkii somali isku diiray ayu nigeria tagay xagasna buu kuu dhiintay i pity him what a shameful life walahi.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:49 pm
by MrPrestige
gemini07 wrote:Duceeysane

You wouldn't spit on the grave of Aidid and USC thugs ,who are responsible for the state Somalia is in today.
In fact you've praised him several times on this forum ,the only thing that's driving you is Qabyaalad lafaha kaaga jira.

Dee Aided AUN - i know many of things he done was wrong laakiinse i would never spit in his grave he hasn't done as much damage as afweyn did to somalia. Aided only did what he had to do and bring justice for those fallen ones.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:50 pm
by gemini07
Thanks for proving my point . :up:

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:52 pm
by MrPrestige
Gemeni - it's called Loyalty.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:54 pm
by Kinetic
Ducaysane209 wrote:Miida Labad Kinetic - MSB asago ceeboobey oo daadkii somali isku diiray ayu nigeria tagay xagasna buu kuu dhiintay i pity him what a shameful life walahi.


Sharaf kalamuusan tagin waddanka Ninkaas Saxib. Somalia Muqdisho kaliya ma ahayn, Dhibka wuxuu kasoo billoowday dacalkeeda Waqooyi Ilaa Koonfurta. Soomalidana waaba laba, Nin Siyaad Barre qabiil wadaagaan, mid soke ama mid shishe oo sidaas wanaag mooyee xumaan oogolayn in laga sheego, Kuwa xitaa uu laayay ayaa jiray oo qabiil dartii u ammaana markay Soomalida kale wax ka sheegaan, Iyo Kuwo dhibaato laga dulqaaday uu siyad abbre ku ahaa oo Awalba aan waxba ku haysan. Warka meeshaasuu ku egyahay. Siyaad BARRE nin wanaagsan oo dadkuu u talinaayay jecel yihiin hadduu yahay, Kumanaan yaa duugi lahayd oo Isbahaysigaa looga dul tukan lahaa. Inuu Cararay waxay ku tusaysaa maamuulkiisa siduu ahaa.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:54 pm
by gemini07
Ducaysane209 wrote:

Aided only did what he had to do and bring justice for those fallen ones.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 2:56 pm
by MrPrestige
Gemeni - atleast i am willing to point out his badside and goodside.

Re: Under the Glorious Revolution of the 21st of October, 1969.

Posted: Wed Oct 21, 2009 3:00 pm
by MrPrestige
Kinetic wrote:
Ducaysane209 wrote:Miida Labad Kinetic - MSB asago ceeboobey oo daadkii somali isku diiray ayu nigeria tagay xagasna buu kuu dhiintay i pity him what a shameful life walahi.


Sharaf kalamuusan tagin waddanka Ninkaas Saxib. Somalia Muqdisho kaliya ma ahayn, Dhibka wuxuu kasoo billoowday dacalkeeda Waqooyi Ilaa Koonfurta. Soomalidana waaba laba, Nin Siyaad Barre qabiil wadaagaan, mid soke ama mid shishe oo sidaas wanaag mooyee xumaan oogolayn in laga sheego, Kuwa xitaa uu laayay ayaa jiray oo qabiil dartii u ammaana markay Soomalida kale wax ka sheegaan, Iyo Kuwo dhibaato laga dulqaaday uu siyad abbre ku ahaa oo Awalba aan waxba ku haysan. Warka meeshaasuu ku egyahay. Siyaad BARRE nin wanaagsan oo dadkuu u talinaayay jecel yihiin hadduu yahay, Kumanaan yaa duugi lahayd oo Isbahaysigaa looga dul tukan lahaa. Inuu Cararay waxay ku tusaysaa maamuulkiisa siduu ahaa.


dee waa kaas the truth is he has no respect from the majority of somalis - the only 1's who praise him mostly are those who benefited specially the MOD , so since they started defending a man because of qabil then the rest of the somalis started the same tradition marka how can they accuse other's of being qabiliste when of course it was them who started this tradition of i praise my kinsman no matter what.