MAAHMAAH

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: MAAHMAAH

Post by abdalla11 »

Naag fadhida lagdan la fududaa

Nin wax heesto baa wax loogu daraa<< Maahmaahdaan mid ka xun ma arag
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: MAAHMAAH

Post by Amirsade »

DEEN Maanta Maya Bari Haa: Nin Kumi Amaahdaa Laga ma helo Kii Lahaa na Kama Maarmo
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: MAAHMAAH

Post by Dhaga Bacayl »

Ducaysane209 wrote:
Dhaga Bacayl wrote:
Ducaysane209 wrote:Wisdom Mahmah's

"Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta."

Horta taa kii bixiyay caqliba muu lahayn :lol: Cidkastaa og inaan dagaal cid ku dhimato mooyaane cidi ku dhaline. :lol: Malah reer baribu ahaa... :lol:
.
Waar naga tag ninyow. Miyaad mirqaasan tahay maanta. Bal maxaa isku keeenay labadan maah maahood. Mid xikmad waynabaa ku dambayso waxay tahay ninkii aan wax aqoon a lahayn ama aan waxba akhriyin wax waynbaa ka madaw oo ka qarsoon.

The other one is just words ...caruurtu fahmi karto.

Maah maahdu waa xikmad waa inaad si yaabo far badan u isticimali kartaa. telmee bal sidaad iigu maah maahi lahayd adigo oaniga ila hadlaya by usin "dagaal dhimbaa ku dhashee nin kuma dhinto". Ma yaynaan is dilin waxaan ahayn bayka hadlaysaa! :lol:
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: MAAHMAAH

Post by edleh »

Aakhiraa loo socdaaye Weysada Buuxso....
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: MAAHMAAH

Post by edleh »

^^ ma hubo laakiin intaasu ay tahay maahmaah.... mise waa halku dheg?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: MAAHMAAH

Post by MrPrestige »

wala"]
Ducaysane209 wrote:
Dhaga Bacayl wrote:
Ducaysane209 wrote:Wisdom Mahmah's

"Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta."

Horta taa kii bixiyay caqliba muu lahayn :lol: Cidkastaa og inaan dagaal cid ku dhimato mooyaane cidi ku dhaline. :lol: Malah reer baribu ahaa... :lol:
.
Waar naga tag ninyow. Miyaad mirqaasan tahay maanta. Bal maxaa isku keeenay labadan maah maahood. Mid xikmad waynabaa ku dambayso waxay tahay ninkii aan wax aqoon a lahayn ama aan waxba akhriyin wax waynbaa ka madaw oo ka qarsoon.

The other one is just words ...caruurtu fahmi karto.

Maah maahdu waa xikmad waa inaad si yaabo far badan u isticimali kartaa. telmee bal sidaad iigu maah maahi lahayd adigo oaniga ila hadlaya by usin "dagaal dhimbaa ku dhashee nin kuma dhinto". Ma yaynaan is dilin waxaan ahayn bayka hadlaysaa! :lol:[/quote]

dee taas aniga waan ogahay ciidkasta aya fahmi karta Mahmahda , siiba even Ciyaalka , taas miyaan diidaay it's still Mahmah but not with very secretive , hidden words which will make the individual reading it hard to understand it , there is simple Mahmah's , Medium iyo very secretive 1 that's how it is.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: MAAHMAAH

Post by Dhaga Bacayl »

Ducaysane209 wrote:
dee taas aniga waan ogahay ciidkasta aya fahmi karta Mahmahda , siiba even Ciyaalka , taas miyaan diidaay it's still Mahmah but not with very secretive , hidden words which will make the individual reading it hard to understand it , there is simple Mahmah's , Medium iyo very secretive 1 that's how it is.

Malaha markaa waa Murti ee Maah maah maaha. :lol:
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: MAAHMAAH

Post by edleh »

Caado la gooyaa; Caro Illah bay leedahay....

^^ Maah maah aan Sal lahayn, BEEN^^
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: MAAHMAAH

Post by Ka darag »

HELWAA wrote:Lugti joogsan wayda mar bay ceeb la kulanta :mrgreen:
HEARD THAT ONE FROM MY PARENTS TOO :roll: :roll: :roll: :roll: :roll: :roll:
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: MAAHMAAH

Post by edleh »

Dhaga Bacayl wrote:
Ducaysane209 wrote:
dee taas aniga waan ogahay ciidkasta aya fahmi karta Mahmahda , siiba even Ciyaalka , taas miyaan diidaay it's still Mahmah but not with very secretive , hidden words which will make the individual reading it hard to understand it , there is simple Mahmah's , Medium iyo very secretive 1 that's how it is.

Malaha markaa waa Murti ee Maah maah maaha. :lol:
Sxb dadka qaar farqiga Maahmaahn & Murti u dhexeeya maba yaqaanaan!
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: MAAHMAAH

Post by Dhaga Bacayl »

edleh wrote:

Come agin? maxaad u jeedaa?
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: MAAHMAAH

Post by koohi »

waxad kala garan laadihiin waxa la yidhaa MAAHMAAH iyo HALHAYS

tani uu ducaysane meesha keenay maahmaah maahee waa halhays

waxana labada lagu kala saari karaa

1.midi waa sida gabayga oo kale oo waxay leedahay miisaan iyo murti nin waxgarad ah mooyee nin kalena ma keeni karo

2.ta kalese cid kastaa iska odhan karta waxase laga yaabaa inay murti ku jirto lkn wax miisaan ah ma laha.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: MAAHMAAH

Post by Dhaga Bacayl »

koohi wrote:waxad kala garan laadihiin waxa la yidhaa MAAHMAAH iyo HALHAYS

tani uu ducaysane meesha keenay maahmaah maahee waa halhays

waxana labada lagu kala saari karaa

1.midi waa sida gabayga oo kale oo waxay leedahay miisaan iyo murti nin waxgarad ah mooyee nin kalena ma keeni karo

2.ta kalese cid kastaa iska odhan karta waxase laga yaabaa inay murti ku jirto lkn wax miisaan ah ma laha.

Oo maanaa wax kale ku nidhi hadaa saaxiib. :lol: Intaasuunbaan Ducaysane ku lahaa bal hada qoraal kayga akhri.
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: MAAHMAAH

Post by koohi »

Dhaga Bacayl wrote:
koohi wrote:waxad kala garan laadihiin waxa la yidhaa MAAHMAAH iyo HALHAYS

tani uu ducaysane meesha keenay maahmaah maahee waa halhays

waxana labada lagu kala saari karaa

1.midi waa sida gabayga oo kale oo waxay leedahay miisaan iyo murti nin waxgarad ah mooyee nin kalena ma keeni karo

2.ta kalese cid kastaa iska odhan karta waxase laga yaabaa inay murti ku jirto lkn wax miisaan ah ma laha.

Oo maanaa wax kale ku nidhi hadaa saaxiib. :lol: Intaasuunbaan Ducaysane ku lahaa bal hada qoraal kayga akhri.
:up:
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: MAAHMAAH

Post by edleh »

koohi wrote:waxad kala garan laadihiin waxa la yidhaa MAAHMAAH iyo HALHAYS

tani uu ducaysane meesha keenay maahmaah maahee waa halhays

waxana labada lagu kala saari karaa

1.midi waa sida gabayga oo kale oo waxay leedahay miisaan iyo murti nin waxgarad ah mooyee nin kalena ma keeni karo

2.ta kalese cid kastaa iska odhan karta waxase laga yaabaa inay murti ku jirto lkn wax miisaan ah ma laha.

Haa, raggeedii qeexitaan haboon ayaad ka dhiibtay farqiga u dhexeeya Maahmaah & Murti.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”