Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow
Posted: Thu Jan 07, 2010 12:56 pm
Waar anigu u malayn maayo wax doorasho la yidhaa inay dhacayso! Daahir riyaale walahi waa nacas siday shacanbka reer Somaliland ugu liseen ugu muu hanbayn 7 sano ayuu kursiga ku fadhiyay waa wakhti taariikh ugu filan. hadday duunyo noqotona waa ninka ugu ladan, kursigoo la isku adkeeyaana dad iyo duunyaba wuu ku seejinayaa, laakiin waa nin aan cidna u tudhayn Somaliland na waxba ka gelin oo shandad yar uun u taalo!
Waayo hadduu u tudhaayo wadankiisa iyo shacabkiisa qaaligaa ama doorashuu ogolaan lahaa ama wuu is casili lahaa taas oo fursad noqon lahayd
dadka iyo dalkaba ka saari lahayd mugdigan iyo mustaqbal la'aantan maanta taagan.