

p.s. entertain us for us and tell us imisa Hy hayaa kuu nool djibouti baal

Moderator: Moderators
LiQaaye_TDH wrote:Garxajis Waatas Wada Waalatay, Anaka Ayay Doonayaan inay Nagu Qasbaan in ay Dad Yahin, Aduunka waxey Degmo Ku Leeyahin Oodweyne, iyo 4 Xabo oo Wareegaya Miyiga Tuulada Gashaamo, Markaasau ku Leeyahin Dad ayaan uu Badan nahayGarxajis waxu Isko Tiro Buuxinaya Beesha Madhibaan ee (Kuul Carre- Midgaan) Waxay Isleeyahin Habar Jeclo iyo Habar Awal La tartama Markay Arkeen Inay Habar Jeclo Burco Ka Qaaday Sacad Muse'na Hargeisa Ka Qaaday.
Weliba Waxaas Taas kaaga Daran Markay Beeshi Midgaha ahayd ee Kuul Carre Diiday inay Ku Biiran Garxajis iyo Cuqdadooda, Shirki ay is lahaayena Ku soo Biiriya Fashilmay![]()
Magaalada Burco anigo Kama Hadlo Cida leh, Waayo waxaan Ogahay Inaanad Degaan'ba uu Lahayn!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Xaafada Seylada Meel aan ahayn Kama Degtid Habarjeclo ayaana Ku Dejisay inaad Xoola La Noolatid..
Naagtaadan Caytamaysa ee Kaliil, Caynaba Waa Caasimad ay Ku Noolyahin 50.000 Kun oo Qofe, weliba Diiwangelinta Somaliland ka dhacday Ka soo Baxeen 90.000 oo Qof, Intee aya Ku Nool Tuulada Oodweyne? Carr Haddu Ilaahay Nin Ka Dhigay Na Tus Sawir Tuulada Oodweyne ee aad Keliya Degaan uu Leedahay... Gabiley waan Aragnay oo ay Degaan Sacad Muse oo ay ku Noolyahin Dad badan 100.000 qof...
Weligaaba Qayli, Habar Jeclo waa Majoritiga Somaliland, Kana Dhaqaale Badan, Kaana Xoog Badan Xiniinyaha Maroodiga ayaan Leenahay Diid ama Qarax!
sacad muuse ma kuwuu ciidagale iyaga iyo sheekhoodii magaalada soo dajiyay baa mise waa qaar kale tolow, anigu sacad muusaha internetka iyo kuwa aduunyada caadiga ah waxaan ku arkay diferrence aad u wayn, sacad muusaha aan aqaanaa waa dad masaakiina oo meesha ciidagale ama garxajis joogaan aan xataa 20m usoo jirsan ta labaad hargaysa from 1998 ilaa hada waa 12 years mayorku wuxuu ahaa marna isxaaq marna ciidagale, hadii lays yidha mayorka hab dhaqameed baa loo dooranayaana si aan shaki lahayn waxaa iska leh ciidagale nimankii ogadeen dhulkan aad ku raaxaysanayso ka xoreeyay ee hargaysa aasaasay adoo masaakiinana kugu soo dhaweeyay, orod aabahaa ama awawgaa soo waydii wagii suldaan ciidagale ama garxajis mooyee suldaan kale lagu aasi jirin. garxajis iyo ciidagale hargaysa dhulkoodoo kaliya uma ahee waxay si balaadhan u daganyihiin hawd, laakiin waa la yaqaana ninka gebiley iyo xarshin yaray ay dhul u yihiin ee 80% aad ku riyootay daka ha ula iman miskiinlali99 wrote:50% in hargeysa kulaha..are u for real homie misee u've been taking one of those gradiose pills only found in lalaland..isla weyn niinku..niiyo hargeysa wahaa tihiin minority foqa minority and dont u forget that...claim burco cuz hargeysa and maroosdijeex is 80% sacad muuse to say the least...imiinkana maa gabeeldka baa oroon doonta Hy waa 30% of the population and they have 3 degmos![]()
..get the heck out of here
p.s. entertain us for us and tell us imisa Hy hayaa kuu nool djibouti baal
ina aadan wrote:xagana ha ayaa kaaga badan waayohargaysaay wrote:LiQaaye_TDH wrote:Why dont you first answer this Question, Who is Larger Garxajis or Sacad Muse? Because in the last Vote Registration Arapsiyo District had 2 Times more people then Oodweyne District?
first of all you need some serious staffs about the truth garxajis or ciidagale+habaryoonis is two and half times biger then both sacad muuse and habarjeclo. secondly the reason why ciidagale performed badly in parliament elections and why garxajis vote registretion was alsa weak is becouse a simple fact (70% of garxajis nation is in ethiopeia or hawd)
I mean really you always hear so many people mentioning the name HA and not mentioning sacad muuse or ciise muuse, but on the other hand you hear people saying that man is ciidagale or that man is habar yoonis and not mention garxajis that shows you how garxajis is a nation not a clan
2 goor bay madax ka noqoday adna safiir xaadaa kuma lihid
Walahi cidi uma hala hadhin Beelaha garxajis beelaha baha xabusheed. Beelaha Suberiyada intu ba waxa arkeen Inu Suldaanka guud yahay Emperior5. Marka ii maqal kaliilow. Anigu libinta garxajis waan soo dhaweynaya Misne waba dadki an Suldaanka uu ahakaliil wrote:lool, waar maad khayaaliga iska daysid?somalinet baa la ii caleemo saaray ku lahaa...somalinetna sidaa la isu caleemo saaraa.jinni baa ku caleemo saaray baan u maleynayaaye cid adiga suldaan kaa dhigan lahayd garanmaayo