Page 3 of 5
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 11:41 am
by CoolPoisons
Dhaga Bacayl wrote:sheekh-Farax-zero wrote:pple
Djibuti is not somali town to me,,,, .
How fucked up is that?
dee waa runtiis. Jabuti qawmiyo badan ayaa dega. Anfar, Somalida, Franciiska, Arabta
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 12:30 pm
by Dhaga Bacayl
CoolPoisons wrote:Dhaga Bacayl wrote:sheekh-Farax-zero wrote:pple
Djibuti is not somali town to me,,,, .
How fucked up is that?
dee waa runtiis. Jabuti qawmiyo badan ayaa dega. Anfar, Somalida, Franciiska, Arabta
Adi maxaa geel ka kasaa saaxiib? Horta Djibouti ma aragtay?
Djibouti city is a "Somali" city. Yes' there are another races living there but they're not that significant. It’s like saying Nairobi isn’t Swahili city because it has some Indians or British folks in it. That is just stupid.
Nin reer Juba ah baa maqlay Djibouti baa xornimo qaadatay in 1977 markaasuu mid kale waydiiyay..”Waar mandhee Djiboutidani maxay ahayd?” Kii kalaa ugu jawaabay waar heedhe waa qaldaamiin kale ee reer norad ah dee….
Labadiinan imika isku jawaabaya waxaad ka dhigan tihiin labadaa oday ee reer koonfureed waayo waxba Djibouti kama taqaanan.
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 1:05 pm
by CoolPoisons

war kani wuu waashay. Mar ma Jabuti ayaa iga xigta? ileen waa dal gooni. Yarku wuxu is mooday inay Somal kale tahay.
War Jabuti anaa xoreeyey oo anaa ka qeyb qaataday xorinamadooda hadaan Somalia ahay ma garatay
Jabuti hal qabiil oo Somali ayaa ka degana waana kuwa la yiraahdo Isse Madobe oo ka mid ah Dir. Ayaga iyo Anfar ayaa Jabuti maamula sidaas awgeed ma la dihi karo waa dhul Somalia.
Waa aniga sheeganaya Aden inay tahay dhul Somali inkasto 90% dadka meeshas jooga Somali yihin
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 1:06 pm
by DANGIRL
Gedo?

Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 1:14 pm
by Dhaga Bacayl
CoolPoisons wrote:

war kani wuu waashay. Mar ma Jabuti ayaa iga xigta? ileen waa dal gooni. Yarku wuxu is mooday inay Somal kale tahay.
War Jabuti anaa xoreeyey oo anaa ka qeyb qaataday xorinamadooda hadaan Somalia ahay ma garatay
Jabuti hal qabiil oo Somali ayaa ka degana waana kuwa la yiraahdo Isse Madobe oo ka mid ah Dir. Ayaga iyo Anfar ayaa Jabuti maamula sidaas awgeed ma la dihi karo waa dhul Somalia.
Waa aniga sheeganaya Aden inay tahay dhul Somali inkasto 90% dadka meeshas jooga Somali yihin
Ciise madoobe miyaanu Somali ahayn?
BTW, Djibouti Ciise qudhi ma dago. You should go visit some day!
Lol@anaa Djibouti xoreeyay.
Miyaa lasys qasbayaa saaxiib. Our similarity is way less significant than we have in Djibouti.
To be honest, I relate to Djibouti more than I relate to any other city beyond Burco, regarding language, culture, geographical barrier among other things.
Markeeni hora sanka layska keen galiyee diinta inag dhaxaysaa.
What do you say about that?
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 1:17 pm
by abdikarim86
^ were you born in djibouti
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 1:20 pm
by Queen_Arawello
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 2:00 pm
by Dhaga Bacayl
abdikarim86 wrote:^ were you born in djibouti
It all depends!
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 2:02 pm
by abdikarim86
Dhaga Bacayl wrote:abdikarim86 wrote:^ were you born in djibouti
It all depends!
lol
sometimes hargeisa baa la yidhaah
other timesna djibouti is the spot

Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 2:06 pm
by Dhaga Bacayl
abdikarim86 wrote:Dhaga Bacayl wrote:abdikarim86 wrote:^ were you born in djibouti
It all depends!
lol
sometimes hargeisa baa la yidhaah
other timesna djibouti is the spot

I consider myself LANDER to the core. Djibouti is my home too...
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 2:46 pm
by Xamari_76
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 3:24 pm
by muhindis
sheekh-Farax-zero wrote:
ku dharaow inuu somalia yahay sawirkani.
then the topic can become resonable and somthing intresting to reply to.
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 3:34 pm
by Cumar-Labasuul
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 3:36 pm
by The_Patriot
Its either Baraawe or Goobweyne.
Re: Guess this beautifull somali Town
Posted: Fri Jan 22, 2010 5:39 pm
by Advo
That looks like an area my qabiil settles, definitely caabudwaaq........I would recognize that big pond anywhere.