War ha ii daba socon cause I told admin that he should never made U modCoolPoisons wrote:is people will slander him?
teeda kale, waxaan taariikh. Ninka asaga aflagadeeyo asagey wax ku noqoneysa, waxna kuma noqoneysa Jale siyad.
Waxaan waa taariikh, taariikhna in la keydiyo waaye. Dad ciyaal suuq oo maangabyo ah ayaa meesha ka buuxa.
Nin 21 sano dalka ka taliyey oo wax taariikh aa laga sheegi karin ma wax maquul baa?[/quote]


