Page 3 of 3
Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sat Feb 13, 2010 6:24 pm
by GENERAL_SNM
Yawle forget what Silanyo supports privately and digest this your headless today prostituing yourself to Riyole because we exhiled your last leader, whilst Silanyo is still here today. You need to understand something when it comes to HY vs HJ, we are always victoriuos, ask Yawle aun he had a mouth like yours but messed with the wrong people dont make the same mistake, abti.
Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sat Feb 13, 2010 7:30 pm
by Goljano Lion
Horta, Garxajisku maxay isagadhigaan si Ay Hargeisa u xigaan H-jeclada, waar Hargeisa belongs to all somalilanders
Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sun Feb 14, 2010 1:42 am
by hargaysaay
the fuck brother when I am saying hargeisa it means my beloved reer abti sacad muuse my rayalty adeers ciidagale the gob people of isaaq arab and the great ones isxaaq (HY) so calm down my brother
by the way the most powerfull man in the guurti s xaaji cabdi waraabe he is the real leader the man who stopped hargeisa civil war and told the young ciidagale malitia to put down their weapons and take part in somaliland government
Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sun Feb 14, 2010 9:42 am
by The_Emperior5
wasirka duulista iyo cirka returned home and also Mr jicir waxa laga yaaba inay dhismaha madaarka cusub u bilaabmi dooni some where begin next month inshallah
Guul iyo Gobonimo

Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sun Feb 14, 2010 9:45 am
by The_Emperior5
Sawirka Muuqaalka guud ee madaarka cusub ee casimada Somaliland
Written by Qarannews
Feb 14, 2010 at 08:54 AM
Hargaysa,(Qarannews)- Waxa dalka ku soo laabtay waftigii uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancadde, oo uu ka mid ahaa duqa caasimada mudane Xuseen Maxamuud Jiciir, waftigani oo socdaalkooda ugu weyni uu ahaa soo gabo gabaynta heshiiskii ay wasaarada duulista iyo hawadu la gashay shirkada dhisaysa oo laga leeyahay dalka Shiinaha, ayaa muuqaalka guud ee madaarka
caasimadu ee Egail Intaranational Airport, waxa uu guud ahaan u eekaan doonaa sawirkaasi koryaala, dhismaha oo si dhakhso ah dhawaan loo bilaabi doono.
Madaarka Hargaysa ayaa noqon doona mid ay diyaaradaha waaweyni ay ugu soo dagaan ugana hadaan qaarad ilaa qaarad, iyo sidoo kale diyaaradaha waaweyn ee xamuulka qaada oo si dhib yar ugu soo degi karana ugana haadi doona.
Last Updated ( Feb 14, 2010 at 09:19 AM )
Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sun Feb 14, 2010 10:28 am
by koohi
The_Emperior5 wrote:Sawirka Muuqaalka guud ee madaarka cusub ee casimada Somaliland
Written by Qarannews
Feb 14, 2010 at 08:54 AM
Hargaysa,(Qarannews)- Waxa dalka ku soo laabtay waftigii uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancadde, oo uu ka mid ahaa duqa caasimada mudane Xuseen Maxamuud Jiciir, waftigani oo socdaalkooda ugu weyni uu ahaa soo gabo gabaynta heshiiskii ay wasaarada duulista iyo hawadu la gashay shirkada dhisaysa oo laga leeyahay dalka Shiinaha, ayaa muuqaalka guud ee madaarka
caasimadu ee Egail Intaranational Airport, waxa uu guud ahaan u eekaan doonaa sawirkaasi koryaala, dhismaha oo si dhakhso ah dhawaan loo bilaabi doono.
Madaarka Hargaysa ayaa noqon doona mid ay diyaaradaha waaweyni ay ugu soo dagaan ugana hadaan qaarad ilaa qaarad, iyo sidoo kale diyaaradaha waaweyn ee xamuulka qaada oo si dhib yar ugu soo degi karana ugana haadi doona.
Last Updated ( Feb 14, 2010 at 09:19 AM )
war waxaa ka baxa looma baahna biciidkaan dili doono
waxaad iiga warantaan dugsigii hadraawi loogu magacdaray ee daami ku yaal mala furay aad inantaada yar geyside

Re: Project Airport of harigesa Warancade & jicir in China pics
Posted: Sun Feb 14, 2010 10:32 am
by The_Emperior5
war waxaa ka baxa looma baahna biciidkaan dili doono
waxaad iiga warantaan dugsigii hadraawi loogu magacdaray ee daami ku yaal mala furay aad inantaada yar geyside
garan mayo wale ina la furray schoolki maryan mursal dhissaisey
Besides Inantayda yar school waxay ka galaysa qurbaha safka hore
