Truth hurtskambuli wrote:^^^^ Fuley Xaar Weyn who can't even post by his nickMa ciil baan kuu qabaa haddaan kugu khasbay inaad nick cusub la baxdo..Fuley fowqal fuley

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Truth hurtskambuli wrote:^^^^ Fuley Xaar Weyn who can't even post by his nickMa ciil baan kuu qabaa haddaan kugu khasbay inaad nick cusub la baxdo..Fuley fowqal fuley
kambuli wrote:^Miskiin...What a weak creatureI feel sorry for you...Take it easy this is only the cyber...You can post with your original nick
kambuli wrote:Inaa Lilaahu, Wa Inaa Ileehi Raajicuun...Ilaahow na astur,
Muxuu marba derbi isku qaaday...oo marba magac isku qaaday...
Wallaahay oo bilaahay, I feel sorry for you...God!!!Just go away...Waa hore ayaad dhimatay....
Hehehe, It is a matter of great pride for me that I can go to bed every night, content in knowing, that not just people of my age-group but also peers much older than I, will not be able to match my intellect and abilities. I am proud of this.kambuli wrote:Shuush..Don't expose yourself more...![]()
Mana habaari karee, wixii cuqdadda ku abuurey qofkan, way ka habaar galabsadeenCaku iyo cuqdo...
Haddii cirka laga hadlo, qabiil buu ka dhex arkaya...Orodoo adigaa wiil yar oo shalay dhashay ehe...u dhaqan sida wiilasha da'daada ah...
kambuli wrote:Miskiin...Bal inuu qalbi caruur yahay, qof buu cay uga dhigayaa "Eeddo"...
Inaad tahay qof buka, oo malax iyo boog caloosha u fadhido, markhaati waxaa ka aha...This thread...What has women selling qad to do with qabiil?
War orod oo gunimada ka bax..oo is xorree, oo iska saar cuqdadda, oo iska jooji waxan aad habeenkii ku qarweyso... All your threads are filled with hate...You can't blame other people because your threads are sitting there as a witness...Hawiyana adigu ma meteshid...
Balaayo magacyo badan...Iiga bax threadka oo orod sidaadii...
![]()
![]()
![]()
saas dheh sidii dhoocilihii..
You really are one sick person..
Goljano Lion wrote:My new poem?
Twiste -logic iyo Jabertina maxaa kala haysta![]()
Mayanee ma cunokambuli wrote:Cumar laba suul,
Ilaah baan kugu dhaarshee ma qaadkaad cuntaa? Sibaad difaac kulul ugu jirtaaye![]()
Why can't you understand where I am coming from? Didn't I list all the other trade they could do?
Somalia weligeed wey jirtey eh ma qaad bay haweenku gadi jireen?