abdisamad3 wrote:war makii xabashida kabaha uu qaadi jiray beey suldaan ku shegayaan hada...![]()
![]()
![]()
Anigu xabashida Cilaqaat uun baaban la leeyahay eeh Adiga adeerka Isagu xabashi ximbaarsanayhay ayaa dalka la keenay


Moderators: Moderators, Junior Moderators
abdisamad3 wrote:war makii xabashida kabaha uu qaadi jiray beey suldaan ku shegayaan hada...![]()
![]()
![]()
sadeboi wrote:Rightwing, ka laabo ayan ku oran laha. Emprior uma haboona Sultan, waa dhabaraac nin madax ah ma ahan.
what adeer?..candullahi yusuf waa murtad..adeer ii ma ahan..since 2006 baan ninkaas ladagalayay..adiga xabashida kabaha kaliya uma qaadid xitaa waad uu duceeysaa fatax ayaad uu martaa suldaan puppet dameer in laguu bixiiyo weyaan..ileen waxaad tahay dameer xabashida uu raran..The_Emperior5 wrote:abdisamad3 wrote:war makii xabashida kabaha uu qaadi jiray beey suldaan ku shegayaan hada...![]()
![]()
![]()
Anigu xabashida Cilaqaat uun baaban la leeyahay eeh Adiga adeerka Isagu xabashi ximbaarsanayhay ayaa dalka la keenayAlla ceeb weyna
Beenta naga da Cabdilahi Yusuf Puntland oo dhan ba sacabka u tumi jiray tasi waxay ku tusaysa Qawmkina oo dhan ba cabdilahi yusuf iyo xabashida tageersana markay Somalia gudaha u so galleen , Marka nin odaygisii slaankisii Madax dhaqmeedkisi tii u buranburaysey intu ba ay odayga ay dabba socdeen Wax adigu aad micno aad sameneysid ma jirtowhat adeer?..candullahi yusuf waa murtad..adeer ii ma ahan..since 2006 baan ninkaas ladagalayay..adiga xabashida kabaha kaliya uma qaadid xitaa waad uu duceeysaa fatax ayaad uu martaa suldaan puppet dameer in laguu bixiiyo weyaan..ileen waxaad tahay dameer xabashida uu raran..
maxaan been ku falayaa?..waan kuu sheegay ama rumeeyso ama ha ii rumeeysan aniga qabiil loyal uma ihi muslim baan loyal uu ahay..marka intaas fahan aniga wixii gaalo sacabka uu tumo ehel imahan odeygii ama habartii gaalo iyo xabash sacabka uu tuunto aniga dad ii ma ahan anigu waligeey waxaan lajiray dhinaca muslimeenta dhinaca gaalada iyo xabashada ladagaalanta marka odey iyo habar xun oo xabashi dabada ku wadato they dont represent me..The_Emperior5 wrote:Beenta naga da Cabdilahi Yusuf Puntland oo dhan ba sacabka u tumi jiray tasi waxay ku tusaysa Qawmkina oo dhan ba cabdilahi yusuf iyo xabashida tageersana markay Somalia gudaha u so galleen , Marka nin odaygisii slaankisii Madax dhaqmeedkisi tii u buranburaysey intu ba ay odayga ay dabba socdeen Wax adigu aad micno aad sameneysid ma jirtowhat adeer?..candullahi yusuf waa murtad..adeer ii ma ahan..since 2006 baan ninkaas ladagalayay..adiga xabashida kabaha kaliya uma qaadid xitaa waad uu duceeysaa fatax ayaad uu martaa suldaan puppet dameer in laguu bixiiyo weyaan..ileen waxaad tahay dameer xabashida uu raran..
haye suaal baan ku weydinaya sheekadan muslimka aad waddid suaal baan ka weydinayamaxaan been ku falayaa?..waan kuu sheegay ama rumeeyso ama ha ii rumeeysan aniga qabiil loyal uma ihi muslim baan loyal uu ahay..marka intaas fahan aniga wixii gaalo sacabka uu tumo ehel imahan odeygii ama habartii gaalo iyo xabash sacabka uu tuunto aniga dad ii ma ahan anigu waligeey waxaan lajiray dhinaca muslimeenta dhinaca gaalada iyo xabashada ladagaalanta marka odey iyo habar xun oo xabashi dabada ku wadato they dont represent me..
Kuliigood waa muslimeen..The_Emperior5 wrote:haye suaal baan ku weydinaya sheekadan muslimka aad waddid suaal baan ka weydinayamaxaan been ku falayaa?..waan kuu sheegay ama rumeeyso ama ha ii rumeeysan aniga qabiil loyal uma ihi muslim baan loyal uu ahay..marka intaas fahan aniga wixii gaalo sacabka uu tumo ehel imahan odeygii ama habartii gaalo iyo xabash sacabka uu tuunto aniga dad ii ma ahan anigu waligeey waxaan lajiray dhinaca muslimeenta dhinaca gaalada iyo xabashada ladagaalanta marka odey iyo habar xun oo xabashi dabada ku wadato they dont represent me..
Ma xisbal islam ba muslim ah mise alshabaab ba muslim ah?
Suaasha iga jawaab
Oo muslimku muxu muslimka u xasuuqaya?Kuliigood waa muslimeen..
abdisamad3 wrote:war makii xabashida kabaha uu qaadi jiray beey suldaan ku shegayaan hada...![]()
![]()
![]()
waa politics iyo fitna waxaa la isku dagalay.hadaad ka wadid dagaaalka dhex maray ina madoobe iyo al.shabaab..nink madoow waxaa soo diray kenyati laakin sheekada waa lagu fahmay..The_Emperior5 wrote:Oo muslimku muxu muslimka u xasuuqaya?Kuliigood waa muslimeen..
Rightwing wrote:The_Emperior5 gained more than half of the vote, therefore I declare we elected Suldaan Besha Reer Sheikh Isahaq bin-Ahmed and we crowned Suldan The_Emperior5 already.
From today If you have problem with Iddors that listed below, Suldan The_Emperior5 is there to help. good luck....
1- The_Emperior5.....
2- hargaysaay.......
3- Goljano Lion.....
4- Keyse_0208......
5-LiQaaye_TDH....
6-yunis09 ......
7- lali99.......
8-Samatr.....
9-Bohol iyo Karamaan..
10-Ducaysane.....
11-Generalsnm..
12-Yawle....
13- abdikarim86....
14-Somalistan...
15-Ina-baxar....
16-Phd in naago kudis...
17-Skipa...
18-Cali_Gaab....
19-Xamari....
20-Londoner1...
21-Cumar double thumb....
22-Siciid85....
23-seemeyer....
24- Dhaga Bacayl.
25-Richboy.
26-senoritaa
27-Rightwing
28-EOMM...Al shabab Representative of Somalinet
29-Advo..who naturalized by Reer Sheikh Isahaq with his other nicks
Haday tahay siyasad iyo xukun doon dee marka sheekadu muslim maha , la garan wa cidi muslim ka ah Ileen muslinka waxa ka xaraan ah dhiga islaamka somahawaa politics iyo fitna waxaa la isku dagalay.hadaad ka wadid dagaaalka dhex maray ina madoobe iyo al.shabaab..nink madoow waxaa soo diray kenyati laakin sheekada waa lagu fahmay..