Page 3 of 3

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:41 pm
by Keyse_0208
Hargeysa, horaad iigu sheegtay i know.. Dee maxaan kuu sameeyaa, ma lacag baan kuu soo diraa :lol: :lol:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:42 pm
by The_Emperior5
Keyse_0208 wrote:Hargeysa, horaad iigu sheegtay i know.. Dee maxaan kuu sameeyaa, ma lacag baan kuu soo diraa :lol: :lol:

Ciidagaluhu Abtinimada may ku dawarsadan :lol: :lol:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:43 pm
by Keyse_0208
The_Emperior5 wrote:
Keyse_0208 wrote:Hargeysa, horaad iigu sheegtay i know.. Dee maxaan kuu sameeyaa, ma lacag baan kuu soo diraa :lol: :lol:

Ciidagaluhu Abtinimada may ku dawarsadan :lol: :lol:
loooooooooool, Kadaa ninka abti baan u ahee,waaku sidee..

Hargysaay, barasho wanaagsan abti :D :up: :up:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:44 pm
by ToughGong
The_Emperior5 wrote:
Keyse_0208 wrote:Hargeysa, horaad iigu sheegtay i know.. Dee maxaan kuu sameeyaa, ma lacag baan kuu soo diraa :lol: :lol:

Ciidagaluhu Abtinimada may ku dawarsadan :lol: :lol:
Mayee abtinimadey sharfaan dee

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:45 pm
by The_Emperior5
I remmeber my dad singing maalin :lol:

Abtiga ma fula hee ma faruurya cadda
abtiga ma fula hee ma faruurya cadda :lol:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:47 pm
by ToughGong
The_Emperior5 wrote:I remmeber my dad singing maalin :lol:

Abtiga ma fula hee ma faruurya cadda
abtiga ma fula hee ma faruurya cadda :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: 'tf you on man

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:47 pm
by Keyse_0208
Khalid, the HA suldan at the caleemo saar

Image

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:51 pm
by The_Emperior5
Keyse_0208 wrote:Khalid, the HA suldan at the caleemo saar

Image


Sultan xassan sultan Abdilahi sultan Abdiraxmaan sultaan Diiriye , :up: oo Madasha caleemo saarka Ugaaska ciisa jooga

Suldaan Emperior oo ah suldaanka guud beleeha durriyada boga snet oo so dhaweye Shirkan calemooosaarka oo uu suldaanka guud eeh beelaha suber awal ka so qeyb galay

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 2:34 pm
by rich-boy
hargaysaay wrote:abtiyaashi sidaan maqlay waa gabadh itoobiyaanad ah oo xarshin joogi jirtay :D :D
my reer abti are in xarshin too have u been there

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Tue Mar 02, 2010 1:58 am
by hargaysaay
rich-boy wrote:
hargaysaay wrote:abtiyaashi sidaan maqlay waa gabadh itoobiyaanad ah oo xarshin joogi jirtay :D :D
my reer abti are in xarshin too have u been there
yes I have been in xarshin for many times, the last time was 2005