Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by abdikarim86 »

:lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

Kaan , ba ugu daraan suldan imposterka war anigu ma oran suldan guud ee beelaha Sheikh isxaaq baan ahay, anigu suldan kale baan ahay. ;)








Suldan Sicid. :sland:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Emperior, sxb aniiga taas ma diidaani Muse ismaacil, Sacad Yoonis , Muse abokar are all reer sanaag it's good also if they work together, but this is a H.Y meeting sxb not a sanaag meeting , if it was a sanaag meeting then all clans of reer sanaag would have been invited such as warsangeli, muse abokar etc, laakinse shirkaan wa shiir gooni uu ah beelweynta sicid garhajis wa hadaad wax garanaysiid sxb.






Suldan Sicid. :sland:

Noo sheekada ha badalin Meesha waxa laga hadlayo waxa weye hormarinta Gobolka sanaag Shir H,.y ee la beeleyey there was another shir that would of been held in burco in jan laakin wala iska ka labaay waxay ahayd shirki kuul care lugu qaramayn laha :lol:
muj suldaan cismaan suldan cali madar ayaa ka biyo diiday waxaas markasa sanaag la isla qabtay marka anigu waxan leeyahay hormarinta sanaag iyo maydh hada laga hadlayo
Dee salaadinta gobolka sanaag Casuma oo gogasha Maydh dhiga Ileen gacmo wadda jir ah aya wax lugu qabsadaye wa tall ka socotta Suldaan Emperior Suldaanka guud beelaha reer sheikh isxaaq bani axmed bani hashim kuna socotta Salaadinta gobolka sanaag Ama beelaha sicid garxajis.
Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

Emperior, Dee Salaadiinta ba choosegarayey ina ka diigaan - Shir H.Y uun ah without distruptions iyo other unvited guests, midnimda reer sanaag wa important wa ruunta taas, laakinse maanta waxa la jooga markii Midniimada beelweyne Sicid Garhajis laga shaqeynaayo , it's all about which priority comes first. :sland:





Suldan Sicid :sland:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Emperior, Dee Salaadiinta ba choosegarayey ina ka diigaan - Shir H.Y uun ah without distruptions iyo other unvited guests, midnimda reer sanaag wa important wa ruunta taas, laakinse maanta waxa la jooga markii Midniimada beelweyne Sicid Garhajis laga shaqeynaayo , it's all about which priority comes first. :sland:





Suldan Sicid :sland:
Wa ariin fiican in beelaha Sicid garxajis la miideyo laakin Salaadinta Ugu milka adag suldaan cismaan suldan cali madar inay madasha ka maqanada wa wax iga yaabiyey Hormarinta gobolka sanaag midnimada bulshada gobolka sanaag aya ka fiican salaadin sicid garxajis uu is diidan uu malayn mayo hadanay siyasada ina rayaale iyo ta silanyo u kala safan laakin haday tahay hormaring gobol Inay salaadinta tolkooda meesha ka saaran wa arin aan aad u habooneyn
Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

War Salaadiinta Siyaasaada waxbana kuma laha haada laga bilabo even Cusmaan Cismaan Madar his not with Kulmiye nor UDUB , salaadinta wa ini daanta reerka ka shaqeyaan maha ini siyaasad so dheex galiyaan meesha , marka waxa lagu heeshiiyey ina siyaasad iyo waxas meesha la so dheex gaalin maanta laga bilabo siidaas bii isku raceen salaadiinta beesha , wa ina sii ficaan oo gob ah :sland: , haada siyaasada iyo waxas wa laga tagay waxa lo so jeedsaday - xaaga Hormaarka Deegaanada Beelweynta Sicid Garhajis , wa ina siida la raba , H.Y - shacabkooda daan ba ku racsan haada and inshallah wixi noqonaysay ariin ficaan :sland: , the absent and missing sultans will also attend like i have said before , i don't need to repeat myself.






Suldan Sicid :sland:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:War Salaadiinta Siyaasaada waxbana kuma laha haada laga bilabo even Cusmaan Cismaan Madar his not with Kulmiye nor UDUB , salaadinta wa ini daanta reerka ka shaqeyaan maha ini siyaasad so dheex galiyaan meesha , marka waxa lagu heeshiiyey ina siyaasad iyo waxas meesha la so dheex gaalin maanta laga bilabo siidaas bii isku raceen salaadiinta beesha , wa ina sii ficaan oo gob ah :sland: , haada siyaasada iyo waxas wa laga tagay waxa lo so jeedsaday - xaaga Hormaarka Deegaanada Beelweynta Sicid Garhajis , wa ina siida la raba , H.Y - shacabkooda daan ba ku racsan haada and inshallah wixi noqonaysay ariin ficaan :sland: , the absent and missing sultans will also attend like i have said before , i don't need to repeat myself.






Suldan Sicid :sland:
shaygaasi wa qallad salaadintu waxay inta baddan ka shaqeyaan sida ay reerkooda ay uga dhigin lahan mucarad ama muxafaad hasa yeeshe salaadintu awood ma laha wa bir ma geydo shacabka oo dhan ay ixtraaman Suldaan cismaan hada aniga wa suldaankeygi inu dadka iyo shacabka somaliland u dhex noqda wa shay muhim ah hasa yeeshe, hormarinta deegaanka waxa keeni karta oo kaliya ina dadweynaha gobolku ku wadda shiraan iileen meesha wa la wadda dagaye, inshallah kheyr baan rajeynaya Guul :sland: :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

Emperior, the natives /Diaspora iyo Gudaha ba of Maydh will develop Dekeda Maydh iyo Maydh as a whole inshallah iyo Sanaag, that what should matter at the end of the day not who is coming to shir or who isn't. :sland:

Suldan Sicid :sland:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by The_Emperior5 »

kheyr baan u rajeeynaya waaalahay habaryoonis , inshallah waad ku guuleysan doontan inad Dekkada meydh Dhistaan :sland: inshallah maydh will be the isaaq capital of eastern somaliland :sland: :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

If Habar Yoonis Inshallah Succede in building a nice port and a road connecting - Maydh and - Ceerigaabo in Maydh they will be the first somali clan in history to build a port iyo a road without a government help. :up:

Guul inshallah. :sland: :up:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by hargaysaay »

emperor what do you mean cidagale look more habarawal I actually dont get it :?

to hy nice done keep up the good work fellas :up:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Cumar-Labasuul »

Personally these subclan shirs are useless and HY aren't the only ones guilty of it. In London both HJ and HY have have subclan shirs, what they're discussing that other Isaaq can't hear I don't know. :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

Cumar, Those shirs are important especially when it's something to do with Unity & Development. :sland:
But i agree Siyaasad Shirs are useless though , i am all for Developement Shirs such as the 1 of the Dekeda Maydh and development of sanaag. :sland: :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

hargaysaay wrote:emperor what do you mean cidagale look more habarawal I actually dont get it :?

to hy nice done keep up the good work fellas :up:

Beesha Daud Garhajis. :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo

Post by Siciid85 »

Baaq Salaadiinta Beesha Habaryoon Dibu dhisida Dekedama maydh

Image



Baaq Salaadiinta Beesha Habaryoon Dibu dhisida Dekedama maydh

Sanaag.orgWaxaa beryahan kormeer ku joogey gobolka Sanaag Magaalo Madaxdiisa
Ceerigaabo wefti ka kooban Salaadiin oo uu hogaaminayo Suldaanka Guud
ee beesha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi qani , socdaalkoodaas
ooo hormood u ahaa olole balaadhan oo beryahan loo waday sidii dub loogu dhisi
lahaa dekakada Maydh ololahaas oo ka socda dalka iyo debediisaba .

hadaba weftigan oo si maamuusle loogu soo dhoweeyey gobolka ayaa beryhanba ku
jiray siday qodaxda uga saari lahaayeen ololaha ay salaadiintu hormoodka ka yihiin
oo ahaa sidii gobolkan oo ah mid qadiimi ah taariikh dheerna leh loogu helo lahaa ilo
dhaqaale oo ay kow ka tahay Dhismaha dakeda maydh iyo wado isku xidha maydh iyo
ceerigaabo. Waxay kulamo gaargaar ah la yeelanayeen intay ku sugnaayeen degaamada
gobolkaasi kaas oo ay ku baraarujinayeen sidii ay wax u qabsan lahaayeen iyaguna
ay hiil iyo hooba ula garabtaagn yihiin sidii gobolkan oo noqday mid taariikhdiisu duugantay dib ugu soo noolaan lahaa .
salaadiinta oo ku balan qaaday sidii ay qaylo dhaan u gaadhsiinlahaayeen
cid kasta oo wax kala qabaynaysa,

waxay ku sugnaayeen mudo todobaadyo ah iga oo booqday magaalda maydh iyo tuulooyin kale oo gobolku ka kooban yahay, intii ay ku sugmaayeen waxay qoraal go’aamo iyo baaq isugu jira u gudbiyeen shacabka reer sanaag iyo degaamada ay sida
gaarka ah u khusayso ee loo wado dibu dhiska iyo horumarinta deegaankooda ,

waxay kale oo ay baaq u jeediyeen maamulka Somaliland iyaga oo ugu baaqaya inay ka qayb qaataan horumarinta Gobolkan oo ah kan ugu baaxada iyo ugu khayraadka badan
hadan ugu dhaqaalaha hooseeya in dib loo eego oo loo dhiso kaabayaasha dhaqaale dawladuna door laxaadle ka qaadato maadaaba ay waajib ku tahay.

Waxay kale oo salaadiintu iclaan ka bixiyeen inay shir balaadhan ku qaban doonaan Gobolka bishan Jun2010 ee inagu soo aadan, shirkaas oo ka madaxbanaan Siyaasad
Lagu soo bandhigi doono Ajantaha dhismahaDekeda Maydh Looguna Magacdaray Dibu Dhiska Gobolka Asal.
Sida aynu wada Ogsoonahay dadyawga ku dhanqan Geeska Afrika dhamaantood waxay
Ka farcameen oo ka sii tafiirmeed gobolkan haday tahay Qabaailka Soomaalida woqooyi iyo koonfurba ilaa jabuuti waxaa yaal raadadkii iyo aataartii ay kaga tageen halka ay dhamaan ajdaadoodii ku wada aasan yihiin, hadana gobolka taariikhda faca weyn leh wuxuu noqday mid khariidada dalka aan meelna kaga soo bixin, dhamaan magaalooyinkii xeebta ayaa duugmey, dhamaan communication-kii baa kala go,ay
Iyada oo aad taariikhda ka shababaha Boqortooyadii Saba ee yaman ka talin jirtay ee nimcadii markii danbe isu bedeshay dhul qorfe ah oo bilo look ala dhoxo labadii magaalo deriska ahaa , waxaa gabay ka tiriyey baahida gobolka iyo daryeel iyo danayn la ,aantiisa
Abwaankii caanka ahaa ee ilaahay isugu daray aqoon iyo aragti fog waa Xaaji Aadan Xasan (Afqaalooc) Allah ha u naxariistee w isaga oo doonaaya in wax loo qabto oo mar
Uu dhegaha loo raarido waxa ka mid ahaa hadaladiisii uu ina Cigaal markaa raiisalwasaare ah ugu cabanayey wuxuu gabayga ku soo gooyey
Intuu khayraadka gobolka soo tiyey
Madaar iyo marsiyo laydh maliyo baan macaamilo e
Hadaad manta noo timise waa mahad ilaahaye maandha’ allae wax u dhamay waa madowdahaye
Maantana tii lixdankii baa taagan : hadaba waxaa manta lagu sii sagootiyey casumaad loogu samyeey Tuulad Goof halkaas oo aga sii kicitimeen galabta dhankaa iyo ceelafweyn.

Hadaba waxay gelisay dhaqdhaqii gobolka mid yididiilo iyo dadkii oo arintaa aad loogu

Xafiiska gobolka sanaag,org





Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”