Re: Shirweynahi Beesha Habaryoonis oo Loo Badelay Ceerigabo
Posted: Tue Mar 09, 2010 2:18 pm

Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Siciid85 wrote:Emperior, sxb aniiga taas ma diidaani Muse ismaacil, Sacad Yoonis , Muse abokar are all reer sanaag it's good also if they work together, but this is a H.Y meeting sxb not a sanaag meeting , if it was a sanaag meeting then all clans of reer sanaag would have been invited such as warsangeli, muse abokar etc, laakinse shirkaan wa shiir gooni uu ah beelweynta sicid garhajis wa hadaad wax garanaysiid sxb.
Suldan Sicid.
Wa ariin fiican in beelaha Sicid garxajis la miideyo laakin Salaadinta Ugu milka adag suldaan cismaan suldan cali madar inay madasha ka maqanada wa wax iga yaabiyey Hormarinta gobolka sanaag midnimada bulshada gobolka sanaag aya ka fiican salaadin sicid garxajis uu is diidan uu malayn mayo hadanay siyasada ina rayaale iyo ta silanyo u kala safan laakin haday tahay hormaring gobol Inay salaadinta tolkooda meesha ka saaran wa arin aan aad u habooneynSiciid85 wrote:Emperior, Dee Salaadiinta ba choosegarayey ina ka diigaan - Shir H.Y uun ah without distruptions iyo other unvited guests, midnimda reer sanaag wa important wa ruunta taas, laakinse maanta waxa la jooga markii Midniimada beelweyne Sicid Garhajis laga shaqeynaayo , it's all about which priority comes first.
Suldan Sicid
shaygaasi wa qallad salaadintu waxay inta baddan ka shaqeyaan sida ay reerkooda ay uga dhigin lahan mucarad ama muxafaad hasa yeeshe salaadintu awood ma laha wa bir ma geydo shacabka oo dhan ay ixtraaman Suldaan cismaan hada aniga wa suldaankeygi inu dadka iyo shacabka somaliland u dhex noqda wa shay muhim ah hasa yeeshe, hormarinta deegaanka waxa keeni karta oo kaliya ina dadweynaha gobolku ku wadda shiraan iileen meesha wa la wadda dagaye, inshallah kheyr baan rajeynaya GuulSiciid85 wrote:War Salaadiinta Siyaasaada waxbana kuma laha haada laga bilabo even Cusmaan Cismaan Madar his not with Kulmiye nor UDUB , salaadinta wa ini daanta reerka ka shaqeyaan maha ini siyaasad so dheex galiyaan meesha , marka waxa lagu heeshiiyey ina siyaasad iyo waxas meesha la so dheex gaalin maanta laga bilabo siidaas bii isku raceen salaadiinta beesha , wa ina sii ficaan oo gob ah, haada siyaasada iyo waxas wa laga tagay waxa lo so jeedsaday - xaaga Hormaarka Deegaanada Beelweynta Sicid Garhajis , wa ina siida la raba , H.Y - shacabkooda daan ba ku racsan haada and inshallah wixi noqonaysay ariin ficaan
, the absent and missing sultans will also attend like i have said before , i don't need to repeat myself.
Suldan Sicid
hargaysaay wrote:emperor what do you mean cidagale look more habarawal I actually dont get it![]()
to hy nice done keep up the good work fellas