kaliil wrote:Timo_Case wrote:
sxb Daroor isaxaaq weligii degi jiray, ilaa goosaygaa ilaa nustrariiiq, waran yaryare...inkastoo berigii gaxii la wada degay, adeeraday dhulkaas ayay ku karaan waanu nimaan waaweyn, galbeedka dhul aad u faro badan ayuu isaxaaqu ka degaa hawdka ee sidaa ula soco, ha na moodin new hargeisa, benderwanaag iyo cadaadley
Daroor waxa dega afar reer oo Habar Yoonis ah iyo saddex reer oo Ciidagale ah.Saddexda reer e ciidagale waa danwadaago oo kala ah Yoonis, Guuyoobe iyo Bah Deylo, afarta reer e Habar Yoonisna waa Isaxaaq, Reer Sugule, Carabala iyo reer Abokor.1 Habar Yoonis ayaa Daroor Ogadenka ka qaaday. Magaalada "Haro dhiig" ayaa la yidhaahdaa magaceeda saxda ah.Markii HY ogaadeenka ka qadaysay ayay maalintii u horaysay 200 ogaden ah iyo 100 Habar Yoonis ah oo 60 reer Caynaashe yihiin ku dhinteen sidaasaana Haro dhiig loogu bixiyay markii raggaa dhiigoodu dhulka qulqulay.Markii hore reer sugule ayaa u badnaa laakiin markii deegaanada Moholin, Doonbiralay iyo Ceelbaxay oo iyana deegaano cusub ahaa ayay u kala guuree.
Ciidagale qaxii ayuunbay magaalada soo galeen.Intii hore Daroor lama xiisayn jirin oo tuulo yar ayay iska ahayd laakiin xilligii qaxii ayay magaalo weyn oo ganacsi oo wax walba laga helo noqotay.Reerka ciidagale ee Yoonis ayaa maamulka qabtay oo 1988 ilaa 2006 meesha mayor ka ahaa.Wixii berigii 2006 iyo 2007 la isku laayay waxaasay ahayd oo HY waxay lahaayeen anaguna markayaga maamulka hanaloo dhiibo.Markay ciidagale diideena HY waxay yidhaahdeen magaalada anagaa lahayne nooga baxa.Dagaalkii kadib maamulkii hore u jiray waa la riday waxaana lagu heshiiyey ina maamulka wareegto laga dhigo oo 7:da reer e meesha dega mid walbaa markiisa maamulka qabto.[/
Kalil, great explaining the past situation and how it was solved.