Page 3 of 3
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 12:36 am
by SahanGalbeed
If an isaaq man becomes a president of somalia which is unlikely to happen is not something I recommend or even like, Waddo xaraan ah ayuu u marray sabbab aabihi iyo isirkisa ayuu dafiiray even if he becomes president.
X2
Laakin hargaasay waa inaad xaal marisa , warye !
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 12:42 am
by hargaysaay
mujaahid sahan micno ma leh iska daa
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 12:42 am
by hargaysaay
mujaahid sahan micno ma leh iska daa
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 9:33 am
by The_Emperior5
Nin koonfurianska wax la cunay baad tahay waleh
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 2:20 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:emperor buubaa waa maalayacni laakiin jaamac maxamed qaalib waa ninkii uu cigaal ka seexan wayay
anigu waxaan idin leeyahay isaaq madaxdiisa saxda ah waa soomaaliweyn waxan somaliland hayaa waa hadhaagii faqashta like ismaaciil faqash, iyo wixii la mid ah
Isaaq madaxdiisa saxdu wayoo Ma buuba Iyo ina omaar oo battatacay oo dir woqoyi noqday
Asmara group Na kooxdii Sheikh sharif waxa loo hoos geeyey dirta woqoyi jamac maxammad qalib. Soo mu ahayn ninki dhulkisa ka tagay meel u xisbal islam ku jiro na anagu ma hayno sxb
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 2:45 pm
by hargaysaay
emperor ina oomaar ma ogtahay in aan aqaano aabo ayay isku ciyaala xaafadkii hargeysadii hore wada ahaayeen, inanka abti baan u nahee daa

waa nin fiican isaga raage iyo raaqiyaba.
adiga dir waqooyi bay kaaga dhagtay walaahi waar raga iska dhici biwaaye
Re: Hargeysey Is offically A Dir Woqoyii
Posted: Sun Mar 21, 2010 2:46 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:emperor ina oomaar ma ogtahay in aan aqaano aabo ayay isku ciyaala xaafadkii hargeysadii hore wada ahaayeen, inanka abti baan u nahee daa

waa nin fiican isaga raage iyo raaqiyaba.
adiga dir waqooyi bay kaaga dhagtay walaahi waar raga iska dhici biwaaye
wamaxay bi waayey afkeeni maha waxasi
Dee ina omaar wa dir woqoyi Abihi iyo isirkisi bu dafiray raqiya wa geesiyad Raage omaar wa wil fiican Laakin maxamad wa miskin lugu shaqeysto
