Some random nice pictures from Erigavo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by HooBariiska »

yunis09 wrote:
Timo_Case wrote:Wooow, mesmerising weeye walee, tolow mid habar younis ah oo hawd ka yimi meeshaa ma lagu soo dhaweyn?
fardo iyo caleeymu baa lagu gu soo dhaweyn. dameero iyo dhagax naa waa laga saarayaa meesha...
wlc :up: yaa tahay inadeer

loool,, dameeraha iska haysta inadeeer, laakin i plan to visit ceerigaabo soon wallahi, i might go at the end of the year inshallah :up: :up: :up:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by oldenglish »

Timo case--- dont go during the summer its cold in the mornings. Not to mention the rough road either from Waaqoyi or Burco its a long trek.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Bump.......................... Paidmonk have a look at those nice green sceneries which isn't properly found in puntland, but only :sland: and the only :sland: . :P
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Mr_Alfaas »

ceerigaabo wa magaalo asal ah....n improvement badan aya ka socda........

faras yada ayaan aad ooga heley oo isoo jiitey......siciid dhawr xabo oo aan kasoo kaxeysto ceerigaabo hala ii sii diyaariyo :lol: :lol: odaygi empr aan kaga xaraabaystee....waligi muu korin ayaan maqle.. :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas, adigu fardo baad ku walatay waliga miid maad koriin miyaa? :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Mr_Alfaas »

Siciid85 wrote:Mr_Alfaas, adigu fardo baad ku walatay waliga miid maad koriin miyaa? :lol:
ehehehehe Dhawr jeer ayaan fardaha koray sxb lakin i just want in aan Sayla bari ku dhex wareego anoo fardo wata la ii bixiyo Alfaas fardoole ...........loooooooooooooooooooooooool. :D

Odayga empr isaga wan yara dhamaaa isaugu live umuu arag fardo ahahahahahaha :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas wrote:

:lol: Emperior ceelka xariif bu ka yimi i am not sure if he seen any fardoo, laakinse there is many fardoo in garoodi hadaad rabtiid fardoo maad cigadalaha ka doonatiid? :lol: instead of going all the way to the far east of somaliland.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Mr_Alfaas »

Niyow wa runta gaaroodi iyo dhulka waalaga hela even bali gubadle wa laga hela xita even i think i have seen some fardo in Saylo too....lakin niyow caam ahaan nimanka habaryonis bari ayaa bahasha ku wacan.....dee fardo kaliya iidn ma soo doonanayo ee wax kala mesha ku qarsoon.... :lol: :lol: :lol:

empr isaga anaa huba muu arag fardo iyo waxa...... :lol: ...Tv ayuu ka daawaday uun :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas wrote:Niyow wa runta gaaroodi iyo dhulka waalaga hela even bali gubadle wa laga hela xita even i think i have seen some fardo in Saylo too....lakin niyow caam ahaan nimanka habaryonis bari ayaa bahasha ku wacan.....dee fardo kaliya iidn ma soo doonanayo ee wax kala mesha ku qarsoon.... :lol: :lol: :lol:

empr isaga anaa huba muu arag fardo iyo waxa...... :lol: ...Tv ayuu ka daawaday uun :lol: :lol:

:lol: Beesha Ayub is welcomed in sanaag sxb, if you are looking for Fardo ficaan oo ah new and fast look no further then nimaanka sacad yoonis la daho they have lots of Fardo, also the Musa Ismaiil do have fardo badan tradionally those tribes were fardollay especially the sacad yoonis even in the british times, markii dagaalka ku qaadayan britishka fardohoda bii raaci jireen with some rifles. :lol:

As for Emperior, i think we arkay fardo he mentioned quite alot about going to garoodi especially sallaxley so i think he did saw them. :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Mr_Alfaas »

de haa sxb odaygi sh isxaaqna qabrigiisi waan soo eegi lahaa...next to him ayuub ayaa ku aasan iyo garxajis ayaan maqlee ma dhab baa horta.... :lol:

Halkaasan doonaya inaan ku tafiirmo.... :lol: :lol: :lol:

ragg lala dagi karo weeyi habaryonis :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas wrote:de haa sxb odaygi sh isxaaqna qabrigiisi waan soo eegi lahaa...next to him ayuub ayaa ku aasan iyo garxajis ayaan maqlee ma dhab baa horta.... :lol:

Halkaasan doonaya inaan ku tafiirmo.... :lol: :lol: :lol:

ragg lala dagi karo weeyi habaryonis :lol: :lol:

:lol: Haahaay sxb Qabriga sheikh isxaaq wuxu ku yaala Maydh Xudunta - Musa Carre, anba waan maqlay Ayub iyo Garhajis labada ba wii ku asaan yihin Maydh iyo countless of other ancestors, Mr_Alfaas oo why duulkaga ugu tafiirmiifayda? ma Sayla bari baad nacday. :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Mr_Alfaas »

maya sxb ma nicin sayla bari...its where heart belongs to.....ee waxa fiican is dhex gal ka....Habarawal waanu wada dagna Xarshin arab waanu wada dagna baligubadle ciidagale wanu wada dagna hawdka eithopia....nimanka habar yonis ayaanu wada dagin.marka si uu reerki curadka aha international u noqdo wa inuu ardaayada bari ka xiga hargeysa wa inuu la daga

Sayla Bari :up: :sland: Somaliland :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas wrote:maya sxb ma nicin sayla bari...its where heart belongs to.....ee waxa fiican is dhex gal ka....Habarawal waanu wada dagna Xarshin arab waanu wada dagna baligubadle ciidagale wanu wada dagna hawdka eithopia....nimanka habar yonis ayaanu wada dagin.marka si uu reerki curadka aha international u noqdo wa inuu ardaayada bari ka xiga hargeysa wa inuu la daga

Sayla Bari :up: :sland: Somaliland :up:

:lol: sheeko sheeko war wa caadi as long as you are Habar Magaado, habar magaado card baad ku so gali karta bariga. :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Mr_Alfaas »

Siciid85 wrote:
Mr_Alfaas wrote:maya sxb ma nicin sayla bari...its where heart belongs to.....ee waxa fiican is dhex gal ka....Habarawal waanu wada dagna Xarshin arab waanu wada dagna baligubadle ciidagale wanu wada dagna hawdka eithopia....nimanka habar yonis ayaanu wada dagin.marka si uu reerki curadka aha international u noqdo wa inuu ardaayada bari ka xiga hargeysa wa inuu la daga

Sayla Bari :up: :sland: Somaliland :up:

:lol: sheeko sheeko war wa caadi as long as you are Habar Magaado, habar magaado card baad ku so gali karta bariga. :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: ciyaarta loo waayi maayo wax lagu galo ...kolba cardki soconayaba waynu ku eegi.lol.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas wrote:
Siciid85 wrote:
Mr_Alfaas wrote:maya sxb ma nicin sayla bari...its where heart belongs to.....ee waxa fiican is dhex gal ka....Habarawal waanu wada dagna Xarshin arab waanu wada dagna baligubadle ciidagale wanu wada dagna hawdka eithopia....nimanka habar yonis ayaanu wada dagin.marka si uu reerki curadka aha international u noqdo wa inuu ardaayada bari ka xiga hargeysa wa inuu la daga

Sayla Bari :up: :sland: Somaliland :up:

:lol: sheeko sheeko war wa caadi as long as you are Habar Magaado, habar magaado card baad ku so gali karta bariga. :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: ciyaarta loo waayi maayo wax lagu galo ...kolba cardki soconayaba waynu ku eegi.lol.

Horta what was Ayub's real name was it just Ayub?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”