Page 3 of 4
Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Thu Mar 25, 2010 5:03 pm
by HooBariiska
yunis09 wrote:Timo_Case wrote:Wooow, mesmerising weeye walee, tolow mid habar younis ah oo hawd ka yimi meeshaa ma lagu soo dhaweyn?
fardo iyo caleeymu baa lagu gu soo dhaweyn. dameero iyo dhagax naa waa laga saarayaa meesha...
wlc

yaa tahay inadeer
loool,, dameeraha iska haysta inadeeer, laakin i plan to visit ceerigaabo soon wallahi, i might go at the end of the year inshallah

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Thu Mar 25, 2010 5:07 pm
by oldenglish
Timo case--- dont go during the summer its cold in the mornings. Not to mention the rough road either from Waaqoyi or Burco its a long trek.
Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Sun Apr 04, 2010 8:02 pm
by Siciid85
Bump.......................... Paidmonk have a look at those nice green sceneries which isn't properly found in puntland, but only

and the only

.

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Sun Apr 04, 2010 8:32 pm
by Mr_Alfaas
ceerigaabo wa magaalo asal ah....n improvement badan aya ka socda........
faras yada ayaan aad ooga heley oo isoo jiitey......siciid dhawr xabo oo aan kasoo kaxeysto ceerigaabo hala ii sii diyaariyo

odaygi empr aan kaga xaraabaystee....waligi muu korin ayaan maqle..

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 10:12 am
by Siciid85
Mr_Alfaas, adigu fardo baad ku walatay waliga miid maad koriin miyaa?

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 10:29 am
by Mr_Alfaas
Siciid85 wrote:Mr_Alfaas, adigu fardo baad ku walatay waliga miid maad koriin miyaa?

ehehehehe Dhawr jeer ayaan fardaha koray sxb lakin i just want in aan Sayla bari ku dhex wareego anoo fardo wata la ii bixiyo Alfaas fardoole ...........loooooooooooooooooooooooool.
Odayga empr isaga wan yara dhamaaa isaugu live umuu arag fardo ahahahahahaha

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 10:36 am
by Siciid85
Mr_Alfaas wrote:Siciid85 wrote:Mr_Alfaas, adigu fardo baad ku walatay waliga miid maad koriin miyaa?

ehehehehe Dhawr jeer ayaan fardaha koray sxb lakin i just want in aan Sayla bari ku dhex wareego anoo fardo wata la ii bixiyo Alfaas fardoole ...........loooooooooooooooooooooooool.
Odayga empr isaga wan yara dhamaaa isaugu live umuu arag fardo ahahahahahaha


Emperior ceelka xariif bu ka yimi i am not sure if he seen any fardoo, laakinse there is many fardoo in garoodi hadaad rabtiid fardoo maad cigadalaha ka doonatiid?

instead of going all the way to the far east of somaliland.
Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 10:43 am
by Mr_Alfaas
Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 10:50 am
by Siciid85

Beesha Ayub is welcomed in sanaag sxb, if you are looking for Fardo ficaan oo ah new and fast look no further then nimaanka sacad yoonis la daho they have lots of Fardo, also the Musa Ismaiil do have fardo badan tradionally those tribes were fardollay especially the sacad yoonis even in the british times, markii dagaalka ku qaadayan britishka fardohoda bii raaci jireen with some rifles.
As for Emperior, i think we arkay fardo he mentioned quite alot about going to garoodi especially sallaxley so i think he did saw them.

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 10:57 am
by Mr_Alfaas
Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 11:15 am
by Siciid85

Haahaay sxb Qabriga sheikh isxaaq wuxu ku yaala Maydh Xudunta - Musa Carre, anba waan maqlay Ayub iyo Garhajis labada ba wii ku asaan yihin Maydh iyo countless of other ancestors, Mr_Alfaas oo why duulkaga ugu tafiirmiifayda? ma Sayla bari baad nacday.

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 1:56 pm
by Mr_Alfaas
maya sxb ma nicin sayla bari...its where heart belongs to.....ee waxa fiican is dhex gal ka....Habarawal waanu wada dagna Xarshin arab waanu wada dagna baligubadle ciidagale wanu wada dagna hawdka eithopia....nimanka habar yonis ayaanu wada dagin.marka si uu reerki curadka aha international u noqdo wa inuu ardaayada bari ka xiga hargeysa wa inuu la daga
Sayla Bari

Somaliland

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 2:59 pm
by Siciid85
Mr_Alfaas wrote:maya sxb ma nicin sayla bari...its where heart belongs to.....ee waxa fiican is dhex gal ka....Habarawal waanu wada dagna Xarshin arab waanu wada dagna baligubadle ciidagale wanu wada dagna hawdka eithopia....nimanka habar yonis ayaanu wada dagin.marka si uu reerki curadka aha international u noqdo wa inuu ardaayada bari ka xiga hargeysa wa inuu la daga
Sayla Bari

Somaliland


sheeko sheeko war wa caadi as long as you are Habar Magaado, habar magaado card baad ku so gali karta bariga.

Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Mon Apr 05, 2010 3:03 pm
by Mr_Alfaas
Re: Some random nice pictures from Erigavo
Posted: Tue Apr 06, 2010 9:51 pm
by Siciid85
Horta what was Ayub's real name was it just Ayub?