Hallo Somalilanders

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Hallo Somalilanders

Post by SahanGalbeed »

Carabtu halkan kuwa masiixiyinta , intey ghetto-yada ka dhex furtaan meelaha khamriga lagu iibiyo ayay baastolado isku geliyaan :lol: , nin iyo naag ba . Wallahi khiyaali noocaas ah maan arag . Yacni waa la is tustusaya , sidu maddowgu ugu soo saqajaamin .Dhagaxdu na mid ay ku arkan baastoolad way ka meeraystaan oo wax ka naf jecel Ilaah ima tusin :lol: , miskiinka ayuun bay dhacaan kuwaasi . Wallahi oo bilaahi lacag culus bay ka qaadan iibka khamriga nimanka carabtu .
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Hallo Somalilanders

Post by Goljano Lion »

SahanGalbeed wrote:Carabtu halkan kuwa masiixiyinta , intey ghetto-yada ka dhex furtaan meelaha khamriga lagu iibiyo ayay baastolado isku geliyaan :lol: , nin iyo naag ba . Wallahi khiyaali noocaas ah maan arag . Yacni waa la is tustusaya , sidu maddowgu ugu soo saqajaamin .Dhagaxdu na mid ay ku arkan baastoolad way ka meeraystaan oo wax ka naf jecel Ilaah ima tusin :lol: , miskiinka ayuun bay dhacaan kuwaasi . Wallahi oo bilaahi lacag culus bay ka qaadan iibka khamriga nimanka carabtu .
Most of the liquor stores owners in the Bay Area are from Yemen
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Hallo Somalilanders

Post by SahanGalbeed »

Oo yemen ma gaalo bay leeyihin ? mise waa muslimiin , yacni isku sheega
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Hallo Somalilanders

Post by Goljano Lion »

SahanGalbeed wrote:Oo yemen ma gaalo bay leeyihin ? mise waa muslimiin , yacni isku sheega

waar waa wada muslim, even when its Ramadaan, they sell
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”