Page 3 of 4

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 2:31 pm
by kaliil
..............

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 2:43 pm
by Siciid85
Unlike you reer miyi boy i am not that desperate or clannish to know other peoples sub clans, orod indaha xafjadaha ah iska so riid all you need to know is i am H.Y beyond that you have no business. ;)

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 2:47 pm
by kaliil
..........

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 2:56 pm
by kaliil
..............

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 3:01 pm
by Siciid85
Touchy i see you are getting personal now you will still not get the answers you are looking for.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 3:05 pm
by kaliil
.............

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 3:27 pm
by Siciid85
Dhagobacayl,

Waliba wuxuu qabaa/qabi jiray Ikraan ta Hargeysa ka heesta. I think she is in the qaran Band. Siciid Maxamoud Shiekh and Fuad Mahmous Shiekh are both close family of mine so is the older fuad Sheikh himself. Dhago do you know Anwar Sheikh he was married to Sacad Muse chick I think she was even rer Gediid??

Kaliil,

Ninyow saxib are you trying to qarxis me now? If I tell you who I am there is big chance that I will be qarxised. There aren't alot of idarays around. You see dhago already knows my family. lool meesha ha igu qarxin I don't people to be finding out that I'm the siciid85 character from the interent. lolz

Anyways, badow yahow Bali Idarays degaan maaha waa tuulo laga guuray. Maanta waa laba dagaan. Bari hore ayuu ahaan jirtay tuulo, laakin sidii ay ugabatayba cidi ma dagto maanta. Idarays Cabdalle dee walalahood rer Sugulle ayey la nool yihiin maxaa ka qaldan taas? Rer sugulle, idarays iyo baho Ismail laba kala saaro waa isku degaan. Meel ma jirto ay Maanta Idarays ay kali ku yihiin. Anigoo Idarays ah ba waligay rer sugulle ayuunbaa ku dhex noolaaa waa tolkay markaa iska daa maangab nimada oo iska nafis.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 3:53 pm
by kaliil
..........

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:02 pm
by kaliil
..............

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:06 pm
by Siciid85
Kaliil,

So I didn't list all the idarays villages; so then I'm sheegato? that is caveman logic. The last time I was in bali idarays was '97 gaadhi ayaana ku maray meeshu adeer cidi ma dagto waa lama dagaan. Idarays maanta waa rer hawd caadi ah oo xoolo dhaqato tiro saa u badan oo maanta meel intay iskugu ururto tuulo iska leh maaha. Idarays waxa ay la nool yihiin oo ku dhex jiraan uun baho Ismaicisha iyo rer sugulle waa intii tuulo degan. Intii kalena hawdka ayey xuleen oo geela ku racaan. Marka laga reebo qoloda calool waynta oo iyagu ah rer magaal lacag leh(hence calool wayn) lol I know there alot of carabala in alabla. Now how could I google such places like alabla, Idamada, ceel baxay, Maholin, Marsin, Ganbise, Ina nuur Musse. These are villages in which I have been to, hence I'm H/yonis and Idarays end of story and discussion.

lool@ gabay lagu sheegi jiray. Baliga Maholin ee wayn waa meesha ad dabaasha ku bartay. Waliba dhinaca galbeed waxa kaga beegan ceel dheer oo loo yaqaan 'ceel dheere' oo oday suufi ah leeyahay.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:06 pm
by Somalistan
Kalii, Sicid is a certified Habar yoonis aniga aqaanana real life ee rabshaada ka dhaaf suldaanka.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:08 pm
by kaliil
somalistan haye inaadeer. hadalka halkaasaan ku joojinayaa. waan ka baxay. waxaan hore u qorayna waan deletegareynayaa.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:12 pm
by Siciid85
Kaliil,

Daroor marka laga soo baxo waxa ugu soo horeeya soo maaha idamada? ka dib markaad xoogaa soo socatid waxaa kugu so baxay raybad dheere, kadibna Maholin. Markaad maholin koonfur ugu baxdid waa meeshii gaadsan dagi jirtay ee nus dariiq, hadii Maholin bari uga baxdid waa wadhane kadibna ceelbaxay kadibna ganbise kadibna marsin, kadibna xodayo. adeer don't get me started.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:27 pm
by Dhaga Bacayl
Siciid85 wrote:Dhagobacayl,

Waliba wuxuu qabaa/qabi jiray Ikraan ta Hargeysa ka heesta. I think she is in the qaran Band. Siciid Maxamoud Shiekh and Fuad Mahmous Shiekh are both close family of mine so is the older fuad Sheikh himself. Dhago do you know Anwar Sheikh he was married to Sacad Muse chick I think she was even rer Gediid??

.


Mayee aan ku saxo inaaderr. Ikraan waxaa qanaa Maxamed Farax o fanaan wayne hargeisan adegan. Heesana ma sameeyo ee waa laxamiiste iyo heesaa.


Abwaanka heestan SOMALI LAND dalkayga sameeyay waa qurba joog degan Saudi Arabaia His name is Yiusuf Shukri Abdaliha. Wuxuu dhiibay heesta Maxamed Maxamoud Cige Busi oo laxankaa macaan ku ladhay heestana qaada. Ninka heesta sameeyay qabiilkiisu macano kuma fadhiyo waayop waa hees qaaliya laakiin just to let you know he’s NOT Habar Yonis.




I know all ilma sheikh aa dan from Siciid to Fu’aad to Cabdi Casiis to Anwar.

Anwar was my older brother’s classmate in Hergeisa and yes his wife is reer gadiid. Their sister (RIP ) Is also the mother of ILAMA cumar Cali mataan, very well known family in Hargeisa and Somaliland at large.

Re: SICIID SOO GAL

Posted: Thu May 06, 2010 4:32 pm
by Siciid85
You might know me as well. This is getting too close. :mrgreen: