Page 3 of 3

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 1:46 pm
by Hyperactive
i passed qabridahar bro.
it's worse trip ever.

dabaqoodi ban meshaba o na'ay.
ke inkarta qabey lugboor ba mesha haystay wakaas.

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 1:50 pm
by hanqadh
Ina Adan ka daa sxb sasbuuba kasoo qaaday meesha ee Hyper inadeer Casiirka si fiican iigu cab. :lol: :up:

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 1:52 pm
by Hyperactive
hanqadh wrote:Ina Adan ka daa sxb sasbuuba kasoo qaaday meesha ee Hyper inadeer Casiirka si fiican iigu cab. :lol: :up:
war ninyaho meesha bahala ba jooga.
wey ko kala gadayan adika so tagan.

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 1:58 pm
by gedo_gurl
hyperactive wrote: war ninyaho meesha bahala ba jooga.
wey ko kala gadayan adika so tagan.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 2:03 pm
by ina aadan
hanqadh wrote:Ina Adan ka daa sxb sasbuuba kasoo qaaday meesha ee Hyper inadeer Casiirka si fiican iigu cab. :lol: :up:
Ninkanoo Dhagaxbuur la geeyo kawar oo ilkacastii waraabaha ahaayd lagusii dhexdaayo :)


hyperactive!
inaar waa runtaa oo dadku waa bahallo laagiin waa dadkaagii


:clap: :clap: :clap:
hyperactive wrote:
war ninyaho meesha bahala ba jooga.
wey ko kala gadayan adika so tagan

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 2:05 pm
by Basra-
It looks reasonable, and habitable. Somalis gariisa must be a more humab somalis then, to have such normal looking streets. :clap:

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 4:08 pm
by Cumar-Labasuul
hyperactive wrote:lol inader wallah gaari bey ika so dajisteen, i didnt even know a word somali.
they were so loud and my uncle was trying to reason them, i didnt know what they were argueing about.

inan dimanayo omban modey, shahadadi omba iska qabsadey. :lol: :lol:

seriously, dadkeeni ombey ahan , ke la e geeyey e mesha tigrey ga o fadiyey.

i went to harar, emey, wardeer, shilaabi, leeban, wajaale , and many i dont remember now
Ma reerkaa baa wajaale jooga

Re: Garissa

Posted: Sat May 08, 2010 5:03 pm
by garowegal
My family is deep in Garissa it looks like crap to be honest, the water is dirty, no proper infastructure, schools etc.. I don't know why the Somalis from Eastleigh wont move to Garrisa and invest? But then again i heard about the Somali Jajuus in the area :down: