Page 3 of 4
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 1:41 pm
by Dhaga Bacayl
yasmin wrote:Abdiqadir used to live in sweden before holland and Uk
dhaga yes Abdirahman reer sweden bu aha
Thanks yasmin.
Meesha xaafidihi baa albabada gar garaacaytee aan iska baxo

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 1:46 pm
by yasmin
Inadeer nuux ismaciil uu iswaada garanaayaa miyaad baqatay

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 1:48 pm
by Dhaga Bacayl
yasmin wrote:Inadeer nuux ismaciil uu iswaada garanaayaa miyaad baqatay

You could be one of the close ones.
I'm cool!
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 7:31 pm
by SahanGalbeed
That's wrong , I am disappointed !!! Tabtii carabta weeye waxani . Kuwait markey doorasho ka dhacayso matalan iyo Iraaq iyo shikha reerka bay doontaan . Inaynu ka gudubnay baan u haystay anigu waxan .
Cali waraabe na waan taageeri laha e sharia law bu inala raba kaasi na
War waan ka baxay anigu , kulmiye dambe iga maqli maysaan !
Ina Bixii fataal weeye wallahi , reer barigii xiimayay baa ina la soo galay alabtoodi !Qabyaalad laga ma waayo nimanka !
Jaanjaan weeye ninkan jagada suldaanka looga tagay , aniga oo shaqsi habar awal ah na , waad igu ceebaysay arliga baan ku leeyahay !
Fuck this shit , !
Ninkan oday gii dhalay ba beri dhowe ayuu dhintay e , miyaad ka maqasheen weligiin , Ina Cigaal ha laga dambeeyo ... Kan haa logu rido vote-ka ..Riyaale Kaahin ha laga dambeeyo ..etc..ect. NEVER !! Gartaas iyo nabada oo ka dhaxaysa reerahas bu ku hawlana ! Kani POLITICIAN ayuu bu isku haysta ba ! War niyow nimankan xagge la inooga keenay ??
Habar Awasha na hooyadiin u geeya , madafakas

, anigu mid la qasbi karayo ma ihi !
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 7:56 pm
by SahanGalbeed
Majeerteenya ayaynu ku caayi jirnay , oday beeleedka ayaad laalushtan , fuckin motherfuckers , majeerten ayabay inaga dhigeen maanta .
ninkan dambe e aniga habar awal igu sheega , waan dhirbaaxaya walle

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 8:06 pm
by Phd in naago kudis
I agree with u sahan.....look @ dat clown emprior...he is da biggst embrassment 2 h/awal....
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 8:15 pm
by SahanGalbeed
Phd inaar waa shaqsi suldaanku . He has got ONE vote like everybody else . It is neither his duty nor his right to try to influence the ballot . PRINCIPLE waxa la yidha ma yaqaanan dadkan , and they wanna represent me ? Fuck that !
I would rather support UCID and maybe lose the elections while staying true to my chore principles and holding my head up high than follow the herd and compromise with a backward mentality .
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Mon Jun 14, 2010 9:00 pm
by Phd in naago kudis
SahanGalbeed wrote:Phd inaar waa shaqsi suldaanku . He has got ONE vote like everybody else . It is neither his duty nor his right to try to influence the ballot . PRINCIPLE waxa la yidha ma yaqaanan dadkan , and they wanna represent me ? Fuck that !
I would rather support UCID and maybe lose the elections while staying true to my chore principles and holding my head up high than follow the herd and compromise with a backward mentality .
sahan..they shuld make me da suldaan/leader of beesha....wuld neva b a follower or a yes man 2 nobody

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 4:18 am
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:That's wrong , I am disappointed !!! Tabtii carabta weeye waxani . Kuwait markey doorasho ka dhacayso matalan iyo Iraaq iyo shikha reerka bay doontaan . Inaynu ka gudubnay baan u haystay anigu waxan .
Cali waraabe na waan taageeri laha e sharia law bu inala raba kaasi na
War waan ka baxay anigu , kulmiye dambe iga maqli maysaan !
Ina Bixii fataal weeye wallahi , reer barigii xiimayay baa ina la soo galay alabtoodi !Qabyaalad laga ma waayo nimanka !
Jaanjaan weeye ninkan jagada suldaanka looga tagay , aniga oo shaqsi habar awal ah na , waad igu ceebaysay arliga baan ku leeyahay !
Fuck this shit , !
Ninkan oday gii dhalay ba beri dhowe ayuu dhintay e , miyaad ka maqasheen weligiin , Ina Cigaal ha laga dambeeyo ... Kan haa logu rido vote-ka ..Riyaale Kaahin ha laga dambeeyo ..etc..ect. NEVER !! Gartaas iyo nabada oo ka dhaxaysa reerahas bu ku hawlana ! Kani POLITICIAN ayuu bu isku haysta ba ! War niyow nimankan xagge la inooga keenay ??
Habar Awasha na hooyadiin u geeya , madafakas

, anigu mid la qasbi karayo ma ihi !
Bal imika ina bixii maxaad ku cayeysa , the sultan feels Somaliland needs change and he told it how it is , he said he was first neutral but , its best for the interest of beesha suber awal to vote kulmiye and also very every somalilander now if thats not positive i dont kno what is , Suldaan Maxammad diiriye always supported cigaal waba ninki shirka 1993 u raacay Borama waba ninki la yidhi markay odayashu hadlayso waxanu bahanaay siyasad he ment cigaal aynu doorano. now tell me when cigaal became president , do u really think the sultan had to say cigaalow waan ku tageersanahay uma baahna ina cigaal doorasho ma qabban jirin it was a one man show. laakin now things are different sxb
adigu hadaad rabtiid riyaale ugu riid. laakin suldaanku wuxu sheegay halku masiirka somaliland ku jirto iyo danta beeshisa thats it.
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 4:20 am
by The_Emperior5
Phd in naago kudis wrote:I agree with u sahan.....look @ dat clown emprior...he is da biggst embrassment 2 h/awal....
God bless Kulmiye And mujaheed Silanyo he shall be president

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 8:38 am
by SahanGalbeed
Anigu Somaliland waan joogay beriga . he meant this iyo he menat that ..anagu inoo jilci wuxu u jeedo iyo turjumaan dareenkiisa siyasadeed ka maan codsan !
This is disgraceful and fuckin backward .
Ina Biixi fataal weeye , kulimiye na waxa ku cadaatay QABYAALAD !
UCID , qabyaalad la'i iyo dadka horumarka DHABTA ah Somaliland us sida baan wax ku darsanayana.
Ina Biixi na waa fataal , salaadiintii bu sharafta ka qaaday .
Waxan aad suldaanka ku sheegaysa na , naanaab bilaa aqli ah weeye .
1 man 1 vote , how fuckin hard is it to understand , it is TOTALLY CONTRARY to anything that has to do with tribes . Butt the fuck out sultan "my balls" go fuckin chew some qaat or something ! !
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 8:40 am
by hargaysaay
sahan adiga waxa lagaa raba in aad jibril abokorka soo xero gelisid
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 8:50 am
by SahanGalbeed
Jibril Abokorku , xoolo la igu daray na ma'aha , wax bilaa aqli ah na ma'aha !
Dadka wax baa loo jilciya , 3 da xisbi barnaamij -yadooda inaad u kala sheegto waa daw , laakiin trying to influence the balllot by saying " Reer hebel should vote this way " that's a FUCKIN backward REER BARI tactic {I'm sorry to say it but it is true} .
We are aiming to move the country and its people beyond qabyaalad insha Allah , not to be taken by it all over again ...shiidh fowqal shiidh !
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 8:53 am
by hargaysaay
yes indeed, you know I have many jb friends mostly from the most civilized clan reer dalal are you one.
secondly you are right the people should take in to consideration the programs of the 3 parties
Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye
Posted: Tue Jun 15, 2010 8:56 am
by SahanGalbeed
Maya reer dalaal ma'ihi ,e haddey ku yidhahdeen "we're the most civilized jbs , u diidi maayo anigu
Anigu reer arabsiyood baan ahay , nimankaasi waa reer gabiley .