(1,069,941) Million Voters Will Take part in the Election 26

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by Siciid85 »

Northwind, and who said Oodweyne ba wax uga bahan kulmiye? non really, even with Dr.Gaboose with Kulmiye he couldn't manage to get 10 people on the show that is how unpopular they are in Oodweyne and it will remain that way, Oodweyne will vote for UCID, Oodweyne is much bigger then tuulada caynabo that is why you don't even see pictures of Caynabo nor on the news nobody even bothers to go there. :lol: :arrow:
Last edited by Siciid85 on Sun Jun 20, 2010 1:02 pm, edited 1 time in total.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by KingWaslawi »

khalid ali wrote:
Northwind wrote:Siciid85 niyaw calaacalka iska daa. UCID meesha waxba kuma hayso. Garxajis oo dhanbaa taageera UCID haddana waa sifir
Marka arkeen inaanay waxba isla hayn oo xitaa ayna ku kalsoonayn codkay helayaan, ayay yidhaahdeen diinta ayaynu dadka uga soo gabanaynaa oo codkaga doonaynaa, taasina koonfurta soomaaliya ayay maanta wax u tari lahayd oo ninba ninka kale leeyahay anaa diinta kugu xukumaya.
Faysal cali waraabena nin siyaasiya maaha hadhkeeda ayuu hayaa siyaasada, bal allaan idinku dhaarshee ma ninka wuxuu shalayto cunay noo sheegaaya ee ku qudbadaynaaya ayaa siyaasiya!

garxajis kuma dhacaan inay codkooda siiyaan faisa cali waraabe, daahir riyaale ayaa hadi kale xidh xidhaya :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by Siciid85 »

Khaliid, it's called basic analysis kulmiye seemed to have had more supporters in las anod then in oodweyne then so it's clear they are unpopular aniga reality uun baan ka hadlaya.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by hargaysaay »

khalid ali wrote:
Northwind wrote:Siciid85 niyaw calaacalka iska daa. UCID meesha waxba kuma hayso. Garxajis oo dhanbaa taageera UCID haddana waa sifir
Marka arkeen inaanay waxba isla hayn oo xitaa ayna ku kalsoonayn codkay helayaan, ayay yidhaahdeen diinta ayaynu dadka uga soo gabanaynaa oo codkaga doonaynaa, taasina koonfurta soomaaliya ayay maanta wax u tari lahayd oo ninba ninka kale leeyahay anaa diinta kugu xukumaya.
Faysal cali waraabena nin siyaasiya maaha hadhkeeda ayuu hayaa siyaasada, bal allaan idinku dhaarshee ma ninka wuxuu shalayto cunay noo sheegaaya ee ku qudbadaynaaya ayaa siyaasiya!

garxajis kuma dhacaan inay codkooda siiyaan faisa cali waraabe, daahir riyaale ayaa hadi kale xidh xidhaya :lol:

emperor adigu markaad daaroodka iska dhicinaysid garxajis iska dhig, markay isaaq dhexdii tahayna libaax habar awala noo walee waan kaa yaabay meel uun ku adkayso
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by Khalid Ali »

emperor adigu markaad daaroodka iska dhicinaysid garxajis noo, markay isaa dhexdii tahayna libaax habar awala noo walee waan kaa yaabay meel uun ku adkayso
Habarawal niman aqoon aya yidha hadalka qaarkisye
adigu ma garxajis baad tahay , war adigu dir woqoyi baad tahay :lol: maxaad ka sheekeyneysa
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by hargaysaay »

waar waxaad doonto dheh laakiin nin aad shaadhkiisa xidhato markaad cadawga la hadlayso lama caayo
you are a garxajis citizen when you are talking to daarood ma beentaybaa
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:waar waxaad doonto dheh laakiin nin aad shaadhkiisa xidhato markaad cadawga la hadlayso lama caayo
you are a garxajis citizen when you are talking to daarood ma beentaybaa

Garxajis wa tolkay , Anigu markan shisheeye la doodayo libinkasta oo ay reer sh isxaaq leeyihin wa ku dooda ama habarjeclo ha noqoto ama arab ha noqoto ama garxajis ha noqoto ama suberiyada ha noqoto.,

laakin adigu dee dir woqoyi baad tahay garxajis maxa ka galay :?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by Cali_Gaab »

Siciid, hadalka nacnac da ah maad iska dhaaftid? Waa maxay UDUb tani aad ku faantid adiga oo UCID taageersan?
What on earth is this repetitive '10 people support Kulmiye in oodweyne' when in the last election they recieved over 7 and a half thousand votes from that district :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio

Post by Siciid85 »

Cali_Gaab, things change most of those people who voted for kulmiye last elections have mostly defected to UCID and know their priority this elections and that is fully backing UCID - Xisbiiga Cadaalada iyo Daryeelka the sameway some former UDUB places who had average voting such as gabiley have defected to Kulmiye, anigu waxan ku tageersanahay Oodweyne ini coodkooda fully siiyaan Xisbiiga UCID inshallah like the guurtii said. :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”