khalid ali wrote:ina keen xaraf , gabadh reer samatara na waan ku siin doonaye , koley hargeysa reer mygii iyo ba so buux dhaafiyey oo joogis danbe ma leh. ila dadkasi meelahoodi iskaga noqdaanDhaga Bacayl wrote:khalid ali wrote:haa dee ki watchmanka aha kii beerta falli jiray inti ba so internet may so gashan oo may soo dhoofinwa akhiro zebben, war dhaga bacayl hargeisa ma iskaga noqona, halkasaynu ku leydhsan xabbab iyo shaah macaan na ku cabii doonaye duhurki na masajidkanu tagi lahayne eh. salada ka bacdi na indha la yara caseysta oo wala yara seexda cassarki na wala yara dhadhaca
I miss hargeisa
Abaaraso iyo galbeedkeeda iga eeg.![]()
hargeisa waxay noqoatay sidii Mugadisho full of Soo galaytay.
Ogor, Xaraf waa lagasoo guuray saaxiib biyihiina way kla qadhaadhaadeen oo beerihii lama beero..no more Xaraf Jano. Walaahi 2 yrs ago when i went there dadku taangi biyood ayay line ugu jireen. Hada waa xaraftii magaaladaba qudrada u keeni jirtay.

Boqol jirena magaaladii baa dhaaftay.
markaa waan iska galbeedaynayaa ilaa dooxa Agamsaha, galoolay iyo qodoga gabily ayaan tu yaroo qodaal ka eeganayaa
