Re: Socalled government is melting like icecream
Posted: Tue Jun 29, 2010 8:25 pm
Halkan baa laga arka dareenka mareexanka , ayaad been u sheegaysaan ?
Berke waa mareexan , granpakhalif waa mareexan , coolpoison waa mareexan , ahmed guray/wagardhac waa mareexan , murax waa mareexan , voltage waa mareexan .
Intaas aan ku soo tiriyay ba wax ay isku raacsanyihin ma jirto !! Sorry to be entirely honest , Afweyne ayuun bay heeshis ku yihin e we all know inuu kaasi na dhintay Alle ha u naxariisto e.
Bal wax aanad is leedihin astura , ood dabool ka saaraysaan inoo sheega