Page 3 of 4
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 9:33 am
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:GENERAL_SNM, i don't think anybody respects UDUN's views ninka wa iska trash-troll his the 1 who claimed the blue flag was still flying in hargeysa lol or the qurijiles had any control in erigavo.
That was funny walahi

Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 9:37 am
by Siciid85
I never laughed that much that day i though it was Cowke. 
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 10:06 am
by yunis09
Siciid85 wrote:GENERAL_SNM, i don't think anybody respects UDUN's views ninka wa iska trash-troll his the 1 who claimed the blue flag was still flying in hargeysa lol or the qurijiles had any control in erigavo.
War siciid inadeer, Horta salaamu alykum, ka bacdina dhulbahante amanka sii. Stop this qurijiles nonsense
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 10:15 am
by Siciid85
Yunis, Salam Calaykum horta nin Muse Ismaaciil baad tahay why the hell are you defending dhullos?
you never see rightwing defending them against tolka.
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 10:29 am
by yunis09
Siciid85 wrote:Yunis, Salam Calaykum horta nin Muse Ismaaciil baad tahay why the hell are you defending dhullos?
you never see rightwing defending them against tolka.
Dee siciid first u r my inadeer plus dhulos are my reer abtis waa nacasnimo hadii hortaada dadkii hoyadaa lagu caynayo and further more I'm not defending no1 I'm just asking you cayda ka daa. Jazakallah bro.
Horta wali ma matalay suldanki hy of snet?
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 10:31 am
by Siciid85
yunis09, tas waan ku fahmay laakinse Qurijile is their nickname ayagaba 24hrs Idoor, Isaaq bi cayaan, gaalo raac, dhabodhiliif bii ugu yeeran and all kinds of backward nicknames, iyo alot of those nicknames marka keep in mind what i call them is nothing compared to what they call isaaqs, it's fair that they are called by their nickname aslong as they are learning to behave themselfs, and yes i am a suldan still.
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 10:59 am
by Rightwing
Udun gartay oo waxbuu aaminsanyahay, mana buko. bal kan malakumowd oo xanuunsanaya eega

Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:15 am
by GENERAL_SNM
Rightwing wrote:Udun gartay oo waxbuu aaminsanyahay, mana buko. bal kan malakumowd oo xanuunsanaya eega

labada nin ma ka reer abtiga ah baad xigta?
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:34 am
by The_Emperior5
Rightwing wrote:Udun gartay oo waxbuu aaminsanyahay, mana buko. bal kan malakumowd oo xanuunsanaya eega

True udun wuxu leeyahay harti baan ahay majeerteenkanu walalo nahay ugaadhyahan baan ahay . iidoorka na ma rabbo inan wax yar la qeybsado. weynu garanay isaga mawqifkina, Kan kalle na wa Dhulbahante , majeerteenka iyo puntland jecleyn. Somaliland na jecleyn puntland na jecleyn , Cidla fadhiya
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:38 am
by Rightwing
GENERAL_SNM wrote:Rightwing wrote:Udun gartay oo waxbuu aaminsanyahay, mana buko. bal kan malakumowd oo xanuunsanaya eega

labada nin ma ka reer abtiga ah baad xigta?

Waan ilawsanaa in UDUN i xigo. Laakiinse arki maysid UDUN oo caytamaya ama sidii habraha habaartamaya.
Malakumowd wuu xanuunsanayaa
malakumod wrote:
rightwing you dream will never be realised because i have only ever seen three people from SSC that really believe in 'somaliland' and that is fagadhe (may he rot in hell), qaybe and fuaad aadan cade.
Acuudu bilaah

Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:40 am
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:Rightwing wrote:Udun gartay oo waxbuu aaminsanyahay, mana buko. bal kan malakumowd oo xanuunsanaya eega

True udun wuxu leeyahay harti baan ahay majeerteenkanu walalo nahay ugaadhyahan baan ahay . iidoorka na ma rabbo inan wax yar la qeybsado. weynu garanay isaga mawqifkina, Kan kalle na wa Dhulbahante , majeerteenka iyo puntland jecleyn. Somaliland na jecleyn puntland na jecleyn , Cidla fadhiya
Lacagtii ssc ka ururisay qurbaha waxay noqotay £200.000. Waxaa guri ku dhistay ina Buraale. waa khasnajigii SSC. Lacagta intii hadhayna Burcuu la tegay oo qayilaad ula fadhiistay

Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:43 am
by Siciid85
Rightwing, you must be on point.
Kayse Cabdi Yuusuf Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Hogaanka SSC-(Maqal)-
Lasanod Online. Monday, July 12, 2010
Buhoodle,(Lasanod Online)- kayse Cabdi Yuusuf oo ah taliyaha guutada Ismaaciil Mire, kana tirsanaa ciidamada SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta..
uu ku sheegay in isaga iyo hantidhowrkii hore ee Hogaanka Maxamed Xasan Buraale ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye.. sida uu ku yiri warsaxafadeedkan.
Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen.
Kayse ayaa shacabka SSC ugu baaqay in la qabto shir weyne lagu badbaadiyo mabaadiida SSC.
Halkan Ka Dhegayso Kayse Cabdi Yuusuf
Wariye: Abdiqadir M. Cali
admin@lasanod.com
Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia
Kooxda SSC oo khilaaf soo kala dhex galay Kayse Iyo Buraale oo ku dhawaaqay in uu burburay SSC..
posted by: admin
kayse Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Kooxda Nabad diidka ah ee SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta ku sheegay in isaga iyo Nin ka la yidhaa Maxamed Xasan Buraale oo u qaabilsanaa Kooxda SSC hantidhawrka ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye.
Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:44 am
by yunis09
The_Emperior5 wrote:Rightwing wrote:Udun gartay oo waxbuu aaminsanyahay, mana buko. bal kan malakumowd oo xanuunsanaya eega

True udun wuxu leeyahay harti baan ahay majeerteenkanu walalo nahay ugaadhyahan baan ahay . iidoorka na ma rabbo inan wax yar la qeybsado. weynu garanay isaga mawqifkina, Kan kalle na wa Dhulbahante , majeerteenka iyo puntland jecleyn. Somaliland na jecleyn puntland na jecleyn , Cidla fadhiya
I think malakumood has a point, of more independent dhullos rather than being a simple pawn between two camps.
Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:50 am
by Rightwing
Siciid85 wrote:Rightwing, you must be on point.
Kayse Cabdi Yuusuf Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Hogaanka SSC-(Maqal)-
Lasanod Online. Monday, July 12, 2010
Buhoodle,(Lasanod Online)- kayse Cabdi Yuusuf oo ah taliyaha guutada Ismaaciil Mire, kana tirsanaa ciidamada SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta..
uu ku sheegay in isaga iyo hantidhowrkii hore ee Hogaanka Maxamed Xasan Buraale ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye.. sida uu ku yiri warsaxafadeedkan.
Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen.
Kayse ayaa shacabka SSC ugu baaqay in la qabto shir weyne lagu badbaadiyo mabaadiida SSC.
Halkan Ka Dhegayso Kayse Cabdi Yuusuf
Wariye: Abdiqadir M. Cali
admin@lasanod.com
Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia
Kooxda SSC oo khilaaf soo kala dhex galay Kayse Iyo Buraale oo ku dhawaaqay in uu burburay SSC..
posted by: admin
kayse Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Kooxda Nabad diidka ah ee SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta ku sheegay in isaga iyo Nin ka la yidhaa Maxamed Xasan Buraale oo u qaabilsanaa Kooxda SSC hantidhawrka ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye.
Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen

Re: Let's welcome the new Defense Minister
Posted: Wed Jul 14, 2010 11:51 am
by Rightwing
yunis09
welcome back awoowe