abdalla11 wrote:The_Emperior5 wrote:Abdalle wa runta but that was berigi anu xuduudaha isku hayney thats seems to be solved now and days

lol marka waad ka quusateen the former british Somaliland border somahan
maya dee hada tukaraq baanu joogna 17 km ba noga hadhay yoocade and puntland wey iska samreen yoocade waxba nooga ma hadhin yoocade is 5 km away from garowe thats xuduudi Somaliland intasano no hadhay gabi ahaan ba laakin xuduudu wa no diyaar hada na wasiirka difaacu wa warsangali ceeleyo banu so tabanayna haadaftimo iyo badhan wala dhaafaya maybe we will help you fight atam
