Page 3 of 4
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:35 pm
by The_Patriot
abdalla11 wrote:Emperor walle gacan baa ku taagay, labo doqomo baad iska heshey markaas baa jambal utuurtay, iyagana sheekada wali way ku wadaan
To answer your question, landheer baan ahaye Illah ka dib yaa wax iyeeli kara?
Cabdallow besha dabayaco xumaan umanan kutilmamin ee ciyarta sifican banu uwadha sikastab uu emperior rabo inaan goal idhinka daliyo..lakin adhigu ma maxaadh tagantahay muxu patriot goalka udalinwaye?
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:41 pm
by abdalla11
The_Patriot wrote:abdalla11 wrote:Emperor walle gacan baa ku taagay, labo doqomo baad iska heshey markaas baa jambal utuurtay, iyagana sheekada wali way ku wadaan
To answer your question, landheer baan ahaye Illah ka dib yaa wax iyeeli kara?
Cabdallow besha dabayaco xumaan umanan kutilmamin ee ciyarta sifican banu uwadha sikastab uu emperior rabo inaan goal idhinka daliyo..lakin adhigu ma maxaadh tagantahay muxu patriot goalka udalinwaye?
difaacena baa aad u adag, goal inagama dhaliyo, lakiin bilowgii baa la rabay inaad jac fiican kudhajisid lakiin waa usi camirtay, waxaaba kaa darnaa kii kuladhashay
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:47 pm
by The_Patriot
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:48 pm
by 2ndtoNone
The_Emperior5 wrote:is his name dauud dirir haa wa weftigi Ethiopia nooga yimid , ogadenku are always good friend with somaliland farax macalin ba wuu joogay

Ethiopian Minister Of Culture And Tourism is Mohamoud Dirir Ghedi, isnt an Oganden but is Gurguree of Dir Clan, he was Ethiopian Gvrnment's representative at the inauguration of Silaanyo.
p.s. laba wefti baa ka socdey Ethiopia, the other was from the kililka 5naad.
CNGRATULATIONS TO MOHAMMED FARAH FOR HIS GOLD WINNING PREFORMENCE.

Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:50 pm
by hanqadh
Sland iyo Pland way noo simanyihiin mid kastaba dhirbaaxdii ku timaata waan taageeraynaa...
Laakin Dhabycada waa loo tudhay, Iyaga laakiin Maamul ahaan bay u dhibeen.Somaliland Shacab iyo kuwa Ganacsata ah baa wada sirdoon u noqday Itoopiya, markii loo adkeysan waayay raashinkii baa laga xidhay oo baabuurtii baa laga fadhiisiyay...Puntland barigii dambe ganacsigii waa kii mar laga xidhay, Faroole'na ila Kenya absame ku raali galiyay laakiin balaayada faraha xun waa halkiisii, Sheekh atom baa fara maroojin doona Inshallah lol...Sland iyadu dabacedeeda waxay u egtahay inay is badashay, koley way aragtaa Itoopiya inayna wax u taraynin.
Abdalle waa runtay waa fact Dauud Axmaar baa dhuusadii idin ku celiyay.
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:52 pm
by grandpakhalif
British official
"no recognition for somaliland forever"
http://www1.voanews.com/somali/news/Bri ... 27549.html
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:55 pm
by The_Emperior5
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:56 pm
by The_Emperior5
hanqadh wrote:Sland iyo Pland way noo simanyihiin mid kastaba dhirbaaxdii ku timaata waan taageeraynaa...
Laakin Dhabycada waa loo tudhay, Iyaga laakiin Maamul ahaan bay u dhibeen.Somaliland Shacab iyo kuwa Ganacsata ah baa wada sirdoon u noqday Itoopiya, markii loo adkeysan waayay raashinkii baa laga xidhay oo baabuurtii baa laga fadhiisiyay...Puntland barigii dambe ganacsigii waa kii mar laga xidhay, Faroole'na ila Kenya absame ku raali galiyay laakiin balaayada faraha xun waa halkiisii, Sheekh atom baa fara maroojin doona Inshallah lol...Sland iyadu dabacedeeda waxay u egtahay inay is badashay, koley way aragtaa Itoopiya inayna wax u taraynin.
Abdalle waa runtay waa fact Dauud Axmaar baa dhuusadii idin ku celiyay.
War wa iska caadi hanqadh iidooorku wa wad xun , ogadenka sii gaaray u necebyihin

majeerteenku wa walalaha wa inad u tudhid hadanad madaaxa u salaaxin who would sxb inkastow iidoorku ba madax ka ahayn somaliland ila shalay anagada eeda naga dul saartay wa caadi laakin
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:58 pm
by The_Emperior5
lets go back to the topic though

Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 12:59 pm
by grandpakhalif
hanqadh wrote:Sland iyo Pland way noo simanyihiin mid kastaba dhirbaaxdii ku timaata waan taageeraynaa...
Laakin Dhabycada waa loo tudhay, Iyaga laakiin Maamul ahaan bay u dhibeen.Somaliland Shacab iyo kuwa Ganacsata ah baa wada sirdoon u noqday Itoopiya, markii loo adkeysan waayay raashinkii baa laga xidhay oo baabuurtii baa laga fadhiisiyay...Puntland barigii dambe ganacsigii waa kii mar laga xidhay, Faroole'na ila Kenya absame ku raali galiyay laakiin balaayada faraha xun waa halkiisii, Sheekh atom baa fara maroojin doona Inshallah lol...Sland iyadu dabacedeeda waxay u egtahay inay is badashay, koley way aragtaa Itoopiya inayna wax u taraynin.
Abdalle waa runtay waa fact Dauud Axmaar baa dhuusadii idin ku celiyay.
this is true majeerteen hate their govt despicable actions somaliland support their govt blindly
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 1:09 pm
by abdalla11
hanqadh wrote:Sland iyo Pland way noo simanyihiin mid kastaba dhirbaaxdii ku timaata waan taageeraynaa...
Laakin Dhabycada waa loo tudhay, Iyaga laakiin Maamul ahaan bay u dhibeen.Somaliland Shacab iyo kuwa Ganacsata ah baa wada sirdoon u noqday Itoopiya, markii loo adkeysan waayay raashinkii baa laga xidhay oo baabuurtii baa laga fadhiisiyay...Puntland barigii dambe ganacsigii waa kii mar laga xidhay, Faroole'na ila Kenya absame ku raali galiyay laakiin balaayada faraha xun waa halkiisii, Sheekh atom baa fara maroojin doona Inshallah lol...Sland iyadu dabacedeeda waxay u egtahay inay is badashay, koley way aragtaa Itoopiya inayna wax u taraynin.
Abdalle waa runtay waa fact Dauud Axmaar baa dhuusadii idin ku celiyay.
lol cuqdada heergaas bay gaartay, in lagu duceesto Puntland burburkeeda. Horta dont you know that Puntland hosts alot of your fellow OGs in Gaalkacyo and Bosaso? Where do your business men and suldans seek their refuge?Since the beginning of times waa inoo imaan jirtiin markay dhib ina soo gaarto.
Majeerteen u sheeg xaajadaa, waa mashaqo weyne
Kuwii ficilka maamuli ogaa, wada muhiibsiiya
Maxamuud Saleebaan u mari, madaxyo weyntiisa
Bal in ay dhabliga meeriyaan, aad u maqashiiya
The difference between us and you is that we use ethiopians but they use you

And the kings of Wardheer wala ogyahay. Hadaad quwad leedahay iga buri meeshaas
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 1:43 pm
by hanqadh
War meel naga fadhiiso goormuu Dhabayacana noo gabyi lol
Lets not talk about Itoopiya horta, Itoopiya iyo MJ meeshay kaga galeen Taariikh waa la ogyahay ee aniga laba dabaqoodhi ee meelaha socda wax dadka ma yeelaane ee boowe cagaha dhulka dhig.Ogaden shacbiyan, slan ilaa plan ila mudug ila NFD'ba wuu Joogaa ma jiro asxaan gaar ah ood I taraysid.Meesha wax la ogyahay umbaan Sheegay ee bood-boodka JooJi, Puntland dad baa ku nool burburkeeda wax tari maysee laakiin Faroole inuu faraha ka yara gubto waa la rabaa sideedaba odeygaas sanka xun kibir baa ka batay.
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 1:48 pm
by nomadicwarlord
He is a described as a "Somali-born British runner" born in Hargeisa, Somalia.

Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 1:51 pm
by The_Emperior5
nomadicwarlord wrote:He is a described as a "Somali-born British runner" born in Hargeisa, Somalia.

no man he was born in xammar mogadisho
Re: Somalilander Mo farah Wins 10,000m European gold !
Posted: Wed Jul 28, 2010 1:53 pm
by nomadicwarlord
^^ He is a great runner that didn't deliver in the last Olympics. He is unstoppable in European competitions though.
