hawiye dominated kulaha lol. Hawiye manta maxa ka harsan? carur iyo derbi jiif ayay cidaan ka dhigtan maxay ku tusaysa taas hadad caqli lee dahay
Qofka caqli la saxib ah waxay tusaya nimanka waxba kama harsana iyo inti yar ka harsana wala buufinaya ama hamar way ka baxayan.
Bal firi qorshaha loo wado. 20,000 ciidan ayaa hamar la keenaya. Shabab-na waxay dagaal gelinayan hawiye iyo way ku si dhamaan doono sida 2007 marki tigray la keenay hamar. Bal firi geesinimadaydu anigu hadan majerten ahay lama dagaali karo hawiye oo dhan tigray baan watay lakin bal dhib uu soo firi isaaqa malin dhawayd ku duulay buhodle oo runti ah tuulo yar waxayna wateen habashi

hadan haysan laha darodka uma bahnan lahayeen tigray waana huba inaan meel iska dhigi lahaa qurunkas hawiye. Lakin illahi amarki darodki way igu soo jeesteen xooga yar dhulbahante mooye cid kale ima racin.
Sxb waan kala duwan nahay xog, dhaqan, iyo maskaxba
Majerten casimada ayuu radinaya adiguna tuuloyinka boorame iyo buhodle

hadad logic taqan ninka ka taliyo hamar ayaa ka taliyo dalka ninka ka taliyo waqoyi kama taliyo dalka iyo wixi la doono ayaa lagu sameyn kara wuxu ku nool yahay "mercyka" qofka hamar ka taliyo.
Koley weli winner lama haayo in hamar iyo adiguna waad noolan karta sxb ha welwelin lakin marki winner la helo iyo hamar ay degto sidan baa kugu dhacayso
Ma istagi kartid haday hamar nooshahay waxad istagi karta keliya haday hamar is-haysato iyo kuluma yaabayo. U might say hamar maxa dan igu jirto as majerteen i can tell u. Anigu qorsho federali ah baan wata mar walbo 1/3 dhaqaale, qeybsi, go'an baan ka lee yahay dawlada ileen dawlada waxay ka amar qadan doonta gobollada. 1/3 iyo jubbaland ku dhar 45-50% stakeholder in the decision making process of the federal parliament marka dantayda waan iska wata lakinsee ma jecli inan idor nacas ah uu cadeeyo.
