Page 3 of 3
Re: Future Puntland Projects
Posted: Thu Aug 05, 2010 4:28 pm
by The_Emperior5
kheyrow then that would be godane oo futoole aroosaya

Re: Future Puntland Projects
Posted: Thu Aug 05, 2010 4:42 pm
by Kheyrow
I doubt anyone is puntlander because not 1 of them knows of any project except what i post. It's usually a dead give-away. Paid monk though has posted stuff that I havent come across in the past but thats about it.
Re: Future Puntland Projects
Posted: Thu Aug 05, 2010 4:45 pm
by Kheyrow
The_Emperior5 wrote:kheyrow then that would be godane oo futoole aroosaya

Godane? lol hawiye soo caleemo saaray bad wax wayn ka dhigaysa. You see fuad shangole laftigisu wuu ku jira shabab lakin wala caleemo saray wuxuu'na ku socda qorshaha cayr siiba qorsha cayrow iyo qorshahasi ma ahan mid danteyda ama dadkeyga igu jirto.
Lakin ninkan zuluga oo abgal sheegto sharif ana caleemo saray wuxuu'na ku socoda qorsheyga oo federali ah iyo aniguna prime minister baan ka ahay dawladas iyo mamul oo la siman baan lee yahay la yirahdo puntland.
Emperior sxb ma baran weli miyaa? I am smarter then u ee meesha ka orod hamar marki lagu kala adkaado nagtayda hargeisa ii fadhiso waan gursan doona waan la wareegaya. labo sokor ku dhar cappuchinokeyga baad iga maqlaysa keliya

Re: Future Puntland Projects
Posted: Thu Aug 05, 2010 4:56 pm
by The_Emperior5
Axmed silanyo rules somaliland
Axmed godane rules Somalia
what you going to do xammar will always be a hawiye dominated area and they will run it

Re: Future Puntland Projects
Posted: Thu Aug 05, 2010 5:42 pm
by Kheyrow
hawiye dominated kulaha lol. Hawiye manta maxa ka harsan? carur iyo derbi jiif ayay cidaan ka dhigtan maxay ku tusaysa taas hadad caqli lee dahay
Qofka caqli la saxib ah waxay tusaya nimanka waxba kama harsana iyo inti yar ka harsana wala buufinaya ama hamar way ka baxayan.
Bal firi qorshaha loo wado. 20,000 ciidan ayaa hamar la keenaya. Shabab-na waxay dagaal gelinayan hawiye iyo way ku si dhamaan doono sida 2007 marki tigray la keenay hamar. Bal firi geesinimadaydu anigu hadan majerten ahay lama dagaali karo hawiye oo dhan tigray baan watay lakin bal dhib uu soo firi isaaqa malin dhawayd ku duulay buhodle oo runti ah tuulo yar waxayna wateen habashi

hadan haysan laha darodka uma bahnan lahayeen tigray waana huba inaan meel iska dhigi lahaa qurunkas hawiye. Lakin illahi amarki darodki way igu soo jeesteen xooga yar dhulbahante mooye cid kale ima racin.
Sxb waan kala duwan nahay xog, dhaqan, iyo maskaxba
Majerten casimada ayuu radinaya adiguna tuuloyinka boorame iyo buhodle

hadad logic taqan ninka ka taliyo hamar ayaa ka taliyo dalka ninka ka taliyo waqoyi kama taliyo dalka iyo wixi la doono ayaa lagu sameyn kara wuxu ku nool yahay "mercyka" qofka hamar ka taliyo.
Koley weli winner lama haayo in hamar iyo adiguna waad noolan karta sxb ha welwelin lakin marki winner la helo iyo hamar ay degto sidan baa kugu dhacayso
Ma istagi kartid haday hamar nooshahay waxad istagi karta keliya haday hamar is-haysato iyo kuluma yaabayo. U might say hamar maxa dan igu jirto as majerteen i can tell u. Anigu qorsho federali ah baan wata mar walbo 1/3 dhaqaale, qeybsi, go'an baan ka lee yahay dawlada ileen dawlada waxay ka amar qadan doonta gobollada. 1/3 iyo jubbaland ku dhar 45-50% stakeholder in the decision making process of the federal parliament marka dantayda waan iska wata lakinsee ma jecli inan idor nacas ah uu cadeeyo.

Re: Future Puntland Projects
Posted: Thu Aug 05, 2010 8:30 pm
by Aucky
Re: Future Puntland Projects
Posted: Mon Sep 20, 2010 4:19 am
by paidmonk