hargaysaay wrote:ma ogtahay in cabdi qaasin ahaa ninkii soo dajiyay proposalka ah in hargeysa laga dhigo caasimada soomaaliyana sidaa ku midowdo, dhinaca somaliland axmed yuusuf yaasiin baa wada hadaladaa wadey laakiin dawlada somaliland baa diiday.
cabdi qaasin wuxuu doonaba ha noqdee itoobiyuu necbaa intaasaanan ku jeclaa
Dee that’s out of the question the only thing we can discuss with a Somalia leader is how to exchange the embassies of the two countries it’s like silanyo asking can Djibouti become the capital of Somaliland lool